Tababarkaan oo ay soo qaban qaabisay Wasaaradda Awqaafta iyo Arrimah Diinta oo lagu baranayay ka hortagga faafinta fikirka xagjirka ah...
Guddiga Arrimaha bulshada Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya oo dhageysi dadweyne mariyey Hindise-Sharciyeedka Waxbarashada dalka. Halkan ka dhageyso Baraamijka oo dhameystiran
Guddiga Hirgelinta Doorashadda dawlad goboleedka Galmudug oo ka kooban 11 xubnood ayaa maanta kulankoodii ugu horeeyey yeeshay waxayna guddigu cod...
Hay’adda duulista dowladda Itoobiya ayaa sheegtay in dib loo bilaabay duulimaadyadii diyaaradaha ee tagi jiray gobalka Tigray ee waqooyiga Itoobiya....
Munaasabadaan uu xilka kula wareegay maamulka cusub ee Gobolka Bakool dhawaan loo soo magacaabay ayaa waxaa goob joog ka ahaa...
Ciidamada Xooga dalka ayaa how-gal qorsheysan oo ay ka sameeyeen degmada jilib ee gobolka jubada dhexe ku dilay qaar ka...
Dowladda federaalka Soomaaliya ayaa u gudbisay urur goboleedka igad dacwad rasmi ah oo ay uga ashtakoonayso xadgudubyadda dowladda kenya ay...
Ra’iisul wasaaraha xukumadda federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa lagu wadaa in maanta uu gaaro magaalada Dhuusamareeb ee xarunta...
Madaxweynaha jamhuuriyadda federaalka Soomaaliya mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, ayaa casho sharaf ku maamuusay xildhibaannada iyo guddoonka baarlamaanka dowlad goboleedka Galmudug....
Howl-galkan ciidamada ururka 260-aad guutada 9-aad qeybta 60-aad ee Ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed ay ka fuliyeen deegaannada kala ah Dhurey...
Hoggaamiyeyaasha ururrada shaqaalaha ee ka kala socda dalalka Geeska Afrika ayaa maanta isugu yimid Muqdisho, iyadoo la furay Shirka Golaha...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka ah Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa shir muhiim ah la qaatay Guddiga Sare iyo Maamulka...
Wasiirka Amniga Gudaha ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil (Fartaag), ayaa maanta ka qeybgalay furitaanka Madasha Caalamiga ah...
Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdifitaax Qaasim Maxamuud, ayaa maanta magaalada Muqdisho si rasmi ah ugu...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho