Allaha u naxariistee, Xasan Aadan Cabdulle ( Xasan Yare ) oo ka tirsanaa hoboladda qaranka Horseed ayaa magaalada Muqdisho ugu...
Margaret Keenan oo isbuucan noqoneysa 91 jir, ayaa noqotay qofkii ugu horeeyay guud ahaan dalka UK ee la siiyo talaalka...
Wasiirka Wasaaradda Hawlaha guud, dib u dhiska iyo guriyeyta XFS Mudane Xil. Maxamed Aadan Macalim (Somali) ayaa maanta kulan isbarasho...
Hal qof ayaa u dhintay 300 oo kale isbitaal ayaa loo seexiyay xanuun cusub oo aan wali la garan kaas...
Tababarka oo lagu baranayay, habka hogaaminta wanaagsan, xalinta khilaafaadka iyo dhiirigelinta ka qaybgalka haweenka ee maamulka degmada Gaalkacyo, kaas oo...
Ciidanka Itoobiya ayaa sheegay in ay heleen gaadiid badan oo ay ka carareen saraakiisha baxsadka ah ee TPLF . Gaadiidkan...
Dufcaddii ugu horreysay oo ah dad ka yimid dibadda Sacuudiga ayaa maanta gaartay magaalada barakeysan ee Madiina Al-munawarah. Dadkaan doonaya...
Xafiiska arrimaha siyaasada ee AMISOM ayaa sheegay in tababar socday sadex maalin ay siiyeen xubno ka yimid dowlad goboleedka Hirshabeelle....
Agaasimaha guud ee wasaaradda qorsheynta xukumadda federaalka Soomaaliya mudane Cabdulqaadir Maxamed Aadan ayaa maanta daah-furay shirka dib u eegista mashruuca...
Hoggaamiyeyaasha ururrada shaqaalaha ee ka kala socda dalalka Geeska Afrika ayaa maanta isugu yimid Muqdisho, iyadoo la furay Shirka Golaha...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka ah Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa shir muhiim ah la qaatay Guddiga Sare iyo Maamulka...
Wasiirka Amniga Gudaha ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil (Fartaag), ayaa maanta ka qeybgalay furitaanka Madasha Caalamiga ah...
Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdifitaax Qaasim Maxamuud, ayaa maanta magaalada Muqdisho si rasmi ah ugu...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho