Maxkamada ciidamada qalabka sida ayaa xukun dil ah ku ridday rag ka tirsan maleeshiyada Al-shabaab oo dilal ka geystay magaalada...
Wasaaradda arrimaha dibadda Mareykanka ayaa cambaareysay afduubka in ka badan 300(Saddex boqol) oo arday oo laga afduubtay iskuul ku yaal ...
Guddoomiyaha guddiga hirgelinta doorashooyinka heer federaal mudane Maxamed Xasan Maxamed ayaa kulan la qaatay danjiraha Turkiga ee Soomaaliya Mehmet Yilmaz....
Wasiirka amniga xukuumadda federaalka Soomaaliya mudane Xasan Xundubey Jimcaale ayaa sheegay in bannaanbixii shalay ka dhacay magaalada Muqdisho aan lasoo...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda JFS Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa guddoomiyay shirka Golaha Wasiirrada Galmudug. Kulanka waxaa kaloo ka qeyb galay...
Ra'iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble oo safar shaqo ku jooga deegaannada Galmudug ayaa dhagax-dhigay dhismaha Garoonka...
Caqabadaha ku hor gudban ka qeybgalka haweenka ee doorashooyinka soo aadan iyo muhiimadda ay leedahay in la dhowro qoonddada dumarka...
Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Duraan Faarax oo ku sugan xarunta Dawlad-gobolleedka Galmudug ee Dhuusamareeb ayaa...
Madaxwayne ku-xigeenka Dowladda Galmudug mudane Cali Daahir Ciid iyo Guddoomiyaha Maxkamadda sare ee Dowlad Goboleedka Galmudug ayaa si wadajir ah...
Daawadaan oo ka kobneyd nuucyo kala duwan oo loogu talagaley in lagula tacaalo Cudurka Safmarka ee COVID-19 iyo Cuduro kale...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka qayb galay meertada 31-aad ee Shirweynaha Qaramada Midoobay ee Isbeddelka...
Waxaa maanta xarunta Safaaradda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee dalka Shiinaha ka dhacay kulan dhexmaray wafdi ka tirsan Dowladda Soomaaliya iyo...
Hey’adda Maareynta Masiibooyinka ee SoDMA ayaa magaalada Beledweyne ee Gobolka Hiiraan ka Baxisay Agabka aan cunnada aheyn (NFIs ) oo...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka qayb galay munaasabadda caleemo-saarka Hoggaamiyaha dib loo doortay ee Dowlad...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho