Shirkan oo ku qabsoomay habka internetka ee muuqaal araga ah ayaa waxa furay madaxweynaha dalka turkiga mudane rajab tayip erdogan...
Hay'adda qaramada midoobay uqaabilsan cunada aduunka ee magaceeda loo soo gaabi FAO aya sheegtay inay soo gaba gabeysay wajiga koowaad...
Shiinaha ayaa si rasmi ah u saxiixday heshiiska ku biirista Xarunta COVAX ee ay hogaamineyso Ururka Caafimaadka Adduunka WHO, si...
11 qof ayaa lagu soo waramayaa in ay ku dhinteen galbeedka itoobiya kaddib markii la weeraray gaari nuuca Baska dadweynaha...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble oo ugu horeyn Ummadda Soomaaliyeed uga tacsiyadeeyay geerida ku timid Ra’iisul...
Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan ayaa tacsi tiiraanyo leh u diray qoyska,...
Siyaasiyiin iyo Waxgarad kasoo jeeda Gobolka Shabeelaha Hoose oo taageero u muujiyey Dawladda Federaalka Soomaaliya kaddib kulan ay kaga arrinsanayeen...
Degmada Shibis waxaa ay ka mid tahay degmooyinka Gobolka Banaadir wali ma laheyn maxkamad ay u cadaalad raadsadaan dacwooyinkooda waxaa...
Hey’adda Miinooyinka Qaramada Midoobey UNMAS ayaa koorso ku saabsan qaabka loo baaro, loona burburiyo miinooyinka argagaxisado sameyso u soo gabagabeesay...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa tacsi tiiraanyo leh u diray qoyskii, qaraabadii iyo dhammaan ummadda Soomaaliyeed...
koofurgalbeed, waxaa ka socda hardan dimuquraadi ah oo aad u xoog badan kaas oo ay ku baratamayaan dhamaan daneeyayaasha Doorashooyinka...
Hogaamiyaha ku-meel gaarka ah ee Dowlad-goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Jibriil Cabdirashiid Xaaji ayaa maanta Xarunta Madaxtooyada ee Magaalada Baydhabo ku...
Marwada Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Sahro Cumar Xasan ayaa maanta booqasho ku tagtay deegaanka Jaziira, halkaas oo ay qado ugu...
HOGAAMIYE JIBRIIL CABDIRASHIID Xaaji Baydhabo Abriil, 28, 2026: Hoggaamiyaha ku meel gaarka ah ee Dowladda Koonfur Galbeed Soomaaliya Mudane Jibriil...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho