Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa kormeer ku tagey xerada tababarka Ciidanka ee TurkSom, isagoo ku...
Jaamacada Umada Soomaaliyeed fareecada Puntland ee magaalada Badhan ayaa markii ugu horaysay 239 arday u fariisteen imtixaanka aqbalaada. Ardayda imtixaanka...
Waxaa maanta oo taariikhdu tahay 5 Nofeembar 2020 soo gabagaboobay banbax howlleed ay yeesheen Golaha Wasiirrada oo soconayey muddo saddex...
Guddoomiyaha Golaha Wakiilada Hirshabeelle Dr Cabdixakiin Luqmaan Xaaji ayaa magacaabay Gudiga Doorashada Madaxweynaha Hirshabeelle Halkan ka akhriso guddiga
Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, ayaa maanta ka qeyb-qaadatay madal loogga hadlaayey sidii maal-gelin dhaqaale looggu heli lahaa...
Ku-simaha Madaxweynaha ahna Madaxweyne kuxigeenka Galmudug Cali Ciid oo ay wehliyaan mas’uuliyiin kale ayaa manta booqday jiidda hore ee uu...
Xafiiska xeer ilaaliyaha guud ee Ethiopia ayaa sharaxaad ka bixiyay xaalada deg dega ee lagu soo rogay Gobalka Tigreega ee...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa kormeer shaqo ku tagey Garoonka Diyaaradaha Aadan Cadde ee Magaalada...
Wasiirka Wasaaradda Haweenka & Horumarinta Xuquuqda Aadanaha ee XfS Marwo Xaniifa Maxamed Ibraahim (Xaabsade), ayaa maanta shirka banbaxa golaha wasiirrada...
Madaxweynaha Koofur Galbeed, mudane C/casiis Xasan Maxamed Laftagareen, ayaa maanta soo saaray liiska guddiga doorashooyinka heer maamul goboleed, kaas oo...
RADIO MUQDISHO(HIIRAAN):-Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, oo kaashanaya Saaxiibbada Caalamka, ayaa xalay fuliyay duqeyn cirka ah oo lagu bartilmaameedsaday fariisimo ay...
RADIO MUQDISHO:-Ciidanka Kumaandooska Danab ee Xoogga Dalka Soomaaliyeed, oo kaashanaya Ciidamada Jubbaland, ayaa howlgal qorsheysan ka fuliyay deegaanno ka tirsan...
RADIO MUQDISHO(BAYDHABA):-Wafdi uu hoggaaminayo Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya (XFS) Mudane Cabdulqaadir Cilmi...
RADIO MUQDISHO(NEW YORK):-Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa mar kale adkeysay doorkeeda ku aaddan hirgelinta ajendayaasha horumarineed ee Afrika iyo caalamka, iyadoo...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho