Guddoomiye ku-xigeenka Howlaha guud ee maamulka gobolka Banaadir Mudane Faarax Cabdi Diini ayaa maanta xafiiskiisa kulan kula qaatay Agaasime waaxeedyada...
Taliyaha ciidanka ilaalada canshuuraha Galmudug Gaashaanle Dhaxe Aadan Urur Cabdi ayaa maanta tababar la xiriira hanaanka ilaalinta canshuuraha u soo...
Guddoomiyaha degmada Gaalkacyo Cabdiraxmaan Sheekh Xasan Jimcaale ayaa maanta daahfuray olalaha 16 maalmood ee wacyi galinta ka hortaga xadgudubyada haweenka,...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa magaalada Baydhabo kulan kula yeeshay taliyeyaasha iyo saraakiisha Qeybta 60aad...
Ra’iisul wasaaraha Itoobiya Abiy Ahmed ayaa ugu baaqay beesha caalamka in ay iska dhaafaan faro galin kasta oo aan sharciga...
Ra’iisul wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya mudane,Maxamed Xuseen Rooble ayaa kulan la qaatay taliyaha qeybta saddexaad ee ciidanka AMISOM iyo taliyaha...
Wasiirka cusub ee wasaaradda arrimaha dibadda xukuumadda federaalka Soomaaliya mudane, Maxamed Cabdirisaaq Maxamuud Abuukar ayaa maanta loo dhaariyay xilka wasiirnimo...
Ra’iisul wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya, mudane, Maxamed Xuseen Rooble ayaa sheegay in musharaxiinta Madaxweynaha Soomaaliya ee walaaca ka muujiyay guddiyada...
Dowaladda Niger ayaa shaacisay in madaxweynihii hore ee dalkaas Tanga Mamadou oo ahaa 82 jir uu geeriyoday. Bayaan kasoo baxay...
Wasaaradda caafimaadka iyo daryeelka bulshada xukuumadda federaalka Soomaaliya, qeybteeda mashruuca nafaqada ayaa soo gabogabeysay shir lagu lafa gurayay soo saarida...
Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee JFS, Mudane Abdisalam Ali ayaa ka qaybgalay xaflad sagootin ah oo...
Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee JFS, Mudane Abdisalam Ali ayaa ka qaybgalay xaflad sagootin ah oo...
Hoggaamiyeyaasha ururrada shaqaalaha ee ka kala socda dalalka Geeska Afrika ayaa maanta isugu yimid Muqdisho, iyadoo la furay Shirka Golaha...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka ah Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa shir muhiim ah la qaatay Guddiga Sare iyo Maamulka...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho