Wasiirka warfaafinta dhaqanka iyo dalxiiska ee xukumadda federaalka Soomaaliya Cismaan abuukar Duube oo maanta marti ku ahaa barnaamijka kulanka todobaadka...
Taliyaha ciidanka booliiska Soomaaliyeed S/Gaas Cabdi Xasan Maxamed Xijaar iyo saraakiil ka tirsan ciidanka booliiska Soomaaliyeed oo kormeero shaqo ku...
Ugu yaraan 140 muhaajiriin ah oo ku sii jeeday Yurub ayaa ku dhintay xeebta Senegal,ka dib markii Dooni ay la...
Munaasabad ballaaral oo lagu soo dhoweynayay Wasiirka Gaadiidka maamul Goboleedka Soomaaliyeed ee koonfur Galbeed, Xasan Xuseen Maxamed (Xasan Eelaay) ayaa...
- Fanka waxay ku bilawday Askarinimo waxayna ka mid ahayd kooxdii ciidanka xoogga dalka 1964. - Labo mar ayaa Dowladdu...
Shirka Golaha Wasiirrada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa lagu meel mariyey ku talagalka Miisaaniyad sanaddeedka Dowladda ee 2021 oo ay qeyb...
Magaalada Baydhabo ee xarunta Gobolka Baay, isla markaana xarun KMG u ah dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed ayaa waxaa maanta lagu...
Banaanbax lagu weyneynayey dhalashada Nabigeena Muxamad (NNKH) isla markaana looga soo horjeeday Aflagaadadii loo geystay ayaa lagu qabtay magaalada Muqdisho....
3 qof ayaa ku dhimatay magaalada NICE ee koonfurta dalka Faransiiska kaddib markii nin uu tooreey weeraray goob kaniisad ah....
Hay’adda socdaalka ee Qaramada Midoobe IOM ayaa sheegtay inay caawiyeen 39 qof oo Soomaali ah, kuwaas oo ka soo laabtay...
Ciidamada dab-damiska iyo kooxaha gurmadka degdegga ah ee Gobolka Banaadir ayaa ku guuleystay inay damiyaan dab xooggan oo maanta ka...
Masuuliyiin ka socday wasaaradaha kala duwan ee Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa Muqdisho uga qaybgalay tababar ku saabsan dhisidda adkeysiga dhaqaale...
Dab xooggan ayaa saaka ka kacay qeybta Cabdulla Shideeye ee Suuqa Bakaaraha, iyadoo ololka uu saameeyay goobo ganacsi oo ku...
Wada-shaqeynta dhow ee u dhexeysa Wasaaradda Dhallinyarada iyo Ciyaaraha ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, oo uu hoggaamiyo Wasiir Maxamed Cabduqaadir Cali,...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho