Shirkaan wadatshiga oo ay soo qaban qaabiyeen wasaaraddaha qorsheynta Qaranka iyo maaliyadda xukuumadda federaalka Soomaaliya oo xoogga lagu saarayo sidii...
ku-simaha guddoomiyaha gobalka banaadir ahna guddoomiye ku xigeynka maamulka iyo maaliyada Mudane Axmed Xasan iimaan ayaa xariga ka jaray wado...
Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo maanta kulan la qaatay golaha xukuumadda cusub ayaa ku bogaadiyey Ra’iisul...
Wasiiradda arrimaha dibadda wadamada Armenia iyo Azerbaijan ayaa lagu wadaa in jimcaha soo socda ay ku kulmaan magaalada Washington ee...
Shir looga hadlaayay horumarinta biyaha deegaannada ka fog wabiyada ayaa lagu soo gabangabeeyay magaalada cadaado oo ay soo qaban qaabisay...
Ciidanka xoogga, ayaa dilay 19 ka tirsan maleeshiyaad ah argagixisada, Al-shabaab isla markaana noloshana ku qabtay labo dhagarqabe,kadib howl-gal ay...
Shirkada Hormuud Telecom ayaa war saxaafadeed ay soo saartay ku sheegtay in la xaliyay dhibaatadii ka jirtay adeegga internetka isla...
Jaaliyada , ardayda iyo safarada Soomaaliyeed ee dalka sudan oo iskashanaya ayaa deeq gar-gaar ah gaadhsiiyey in ka badan 400...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ku bogaadiyey Wasiirka Koowaad ee dalka Mudane Maxamed Xuseen Rooble soo...
Xubno ka tirsan Urur Siyaasadeedka Caddaaladda iyo Wadajirka (JSP) ayaa maanta olole ballaaran oo ku aadan doorashooyinka qof iyo codka...
Taliyaha Ciidanka Badda iyo Difaaca Xeebaha Soomaaliya Jeneraal Cabdiwahaab Cabdullaahi Cumar ayaa magaalada Rabat ee Dalka Marocco kaga qayb galay...
Ciidamada dab-damiska iyo kooxaha gurmadka degdegga ah ee Gobolka Banaadir ayaa ku guuleystay inay damiyaan dab xooggan oo maanta ka...
Masuuliyiin ka socday wasaaradaha kala duwan ee Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa Muqdisho uga qaybgalay tababar ku saabsan dhisidda adkeysiga dhaqaale...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho