Madaxweynaha Galmudug Mudane Axmed Cabdi kaariye qoor qoor oo xalay soo xeray shirka wadatashiga madaxda maamul goboleedyada dalka oo maalmahana...
Khubara dhanka caafimaadka u qaabilsan Ruushku ayaa dhawaan ku dhawaaqay inay ku guleeysteen dhammaystirka tijaabooyinkii ugu horeyay ee uu maray...
Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Marwo Fawziya Abiikar Nuur ayaa maanta waxa ay saxiixday Siyaasadda Tallaalka...
Ra'iisul Wasaaraha Jamhuuriyadda mudane Xasan Cali Kheyre ayaa maanta kulan gaar ah la yeeshay madaxda Warbaahinta gaarka ah iyo ururrada...
Wasiirka Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Marwo Fowziya Abiikar Nuur ayaa warbixinta maalinlaha ah ee COVID19 ku sheegtay...
Kulan deg deg ah oo looga hadlayay Qasaarihii uu geestay roobkii ka da’ay magaalada muqdisho ayaa galabta lagu qabtay Xarunta...
Agaasinka Waxbrashada Gobalka Baaadir Cabdiraxmaan Sheekh Cumar ayaa ka warbixiyay saameynta uu imtixnaadka ku yeeshey Roobabkii xalay ka da'ay magalada...
Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka dalka mudane Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar) ayaa maanta Guddoomiyay shir ay isugu yimaadeen Guddiga qabanqaabada aaska Qaran...
Heshiiskan ay kala Saxiixdeen Wasaaradaha Maaliyadda Dowlad Goboleedyada Galmudug iyo Puntland ayaa maanta ka dhacay magaalada Gaalkacyo, waxaana kulanka goobjoog...
Wasiir-dawlihii hore ee Wasaaradda Amniga, Mudane Farxaan Cali Axmed, oo la hadlay warbaahinta qaranka, ayaa bogaadiyey isbeddelka amni ee laga...
Xoghayaha Joogtada ah ee Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Kamaal Daahir Guutaale, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Wakiilka...
Wasiirka Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha XFS Mudane Jamaal Maxamed Xasan, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha u...
Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Warfaafinta Dhaqanka iyo Dalxiiska ee XFS Cabdullaahi Xayir Ducaale ayaa ka warbixiyay Bandhigga Carwada Caalamiga ah...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho