Wednesday, September 16, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Agaasinka Waxbrashada Gobalka Banaadir Oo Ka Hadlay Saameynta Roobabkii Xalay Ku Yeeshay Qaadista Imtixaanka “SAWIRRO”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
6 years ago
in Wararka
0
Agaasinka Waxbrashada Gobalka Banaadir Oo Ka Hadlay Saameynta Roobabkii Xalay Ku Yeeshay Qaadista Imtixaanka “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Agaasinka Waxbrashada Gobalka Baaadir Cabdiraxmaan Sheekh Cumar ayaa ka warbixiyay saameynta uu imtixnaadka ku yeeshey Roobabkii xalay ka da’ay magalada Muqdisho.

Agaasime Cabdiraxmaan Sheekh Cumar oo la hadlay Radio Muqdisho ayaa sheegay in saaka uu xoogaa hakad ku yimid qaadista imtixaanka, kadib markii qaar ka mid ah goobaha waxbarashada ay biyo soo galeen

Related posts

Wasaaradda Beeraha XFS oo dhiirri gelineysa tacbashada Timirta

Wasaaradda Beeraha XFS oo dhiirri gelineysa tacbashada Timirta

September 16, 2026
Wasiirka Wasaaradda Tamarta iyo Khayraadka Biyaha Galmudug oo Degmada Xero Dhagaxley

Wasiirka Wasaaradda Tamarta iyo Khayraadka Biyaha Galmudug oo Degmada Xero Dhagaxley

September 15, 2026

“Iskuulaadka qaar biyo ayaa galay waxa ay nagu keentay in waqtigii imtixaanka bilaaban lahaa uu bilaaban waayo oo uu dib u dhaco iyo in ardayda ay soo daahaan, meeshii uu imtixaaka ka bilaaban laha 8:30 uu dib u dhacay, waxaa la bilaabay 9:20 imtixaanka, si nabad ayuuna noogu qabsoomay maanta,” ayuu yiri Agaasime Cabdiraxmaan.

Agaasinka Waxbrashada Gobalka Baaadir mudane Cabdiraxmaan Sheekh Cumar ayaa sheegay in howsha ay kan maamul ahaan ku cusubyihiin, balse Wasaaradda ay ka codsadeen inay gacan ku siiso qaadista imtixaanka, maadaama ay in muddo ah howshan Wasaaradda Waxbarashada soo wadday.

Mudane Cabdiraxmaan Sheekh Cumar ayaa ardayda u rajeeyay inay ku guuleystaan imtixaanka oo ay u gudbaan dugsiga sare, isagoo intaa ku daray inay qaateen dad aqoon u leh howsha hortaalla.

“Berri ayaa noo harta oo labo maaddo ayaa noo dhiman, Alle ayaan ka baryaynaa in uu si nabad ah noogu soo gabo gabeeyo, waxaan kaloo ku guuleysanay inaan qaadano dad aqoon u leh howsha Agaasinka hortaalla, taasi oo noo fududeyso inaan la jaan qaadno”.ayuu yiri Mudane Cabdiraxmaan.

Agaasinka Waxbrashada Gobalka Baaadir Cabdiraxmaan Sheekh Cumar ayaa sheegay in lagu guuleystay in uusan sanadkan bixin qish la xiriira imtixaanka, isagoo intaa ku daray inay ku dadaalayaan sidii loo horumarin lahaa Waxbarashada.

Previous Post

Xukuumadda Oo Aas Qaran U Diyaarineysa Ra’iisul Wasaarihii Hore Ee Dalka, Xasan Abshir Faarax “SAWIRRO”

Next Post

Maamulka Gobolka Banaadir Oo Ka Shiray Qasaarihii Uu Geestay Roobkii Ka Da’ay Muqdisho “SAWIRRO”

Next Post
Maamulka Gobolka Banaadir Oo Ka Shiray Qasaarihii Uu Geestay Roobkii Ka Da’ay Muqdisho “SAWIRRO”

Maamulka Gobolka Banaadir Oo Ka Shiray Qasaarihii Uu Geestay Roobkii Ka Da’ay Muqdisho “SAWIRRO”

Wasaaradda Beeraha XFS oo dhiirri gelineysa tacbashada Timirta

Wasaaradda Beeraha XFS oo dhiirri gelineysa tacbashada Timirta

September 16, 2026
0

Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa sheegtay in ay dhiirri gelineyso tacbashada iyo manaafacaadsiga Timirta.   War...

Wasiirka Wasaaradda Tamarta iyo Khayraadka Biyaha Galmudug oo Degmada Xero Dhagaxley

Wasiirka Wasaaradda Tamarta iyo Khayraadka Biyaha Galmudug oo Degmada Xero Dhagaxley

September 15, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Tamarta iyo Khayraadka Biyaha Galmudug, Mudane Cabdullaahi Maxamed Daahir, ayaa gaaray Degmada Xero Dhagaxley, isagoo qeyb ka ah...

Guddiga Arrimaha Bulshada Aqalka Sare oo Xog-wareysi la yeeshay Wasiirka Dhallinyarada

Guddiga Arrimaha Bulshada Aqalka Sare oo Xog-wareysi la yeeshay Wasiirka Dhallinyarada

September 15, 2026
0

Guddiga Horumarinta Adeegga Bulshada, Arrimaha Bani’aadannimada, Warfaafinta iyo Dhaqanka ee Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta xafiiskooda ugu...

𝐑𝐚’𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐗𝐚𝐦𝐬𝐚 𝐨𝐨 𝐖𝐚𝐱𝐛𝐚𝐫𝐚𝐬𝐡𝐨 𝐮 𝐁𝐚𝐥𝐥𝐚𝐧𝐪𝐚𝐚𝐝𝐚𝐲 𝐀𝐫𝐝𝐚𝐲 𝐊𝐚𝐚𝐥𝐢𝐦𝐚𝐡𝐚 𝐇𝐨𝐫𝐞 𝐊𝐚 𝐆𝐚𝐬𝐡𝐚𝐲 𝐓𝐚𝐫𝐭𝐚𝐧 𝐐𝐮𝐫’𝐚𝐚𝐧 𝐨𝐨 𝐂𝐚𝐚𝐥𝐚𝐦𝐢 𝐚𝐡

𝐑𝐚’𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐗𝐚𝐦𝐬𝐚 𝐨𝐨 𝐖𝐚𝐱𝐛𝐚𝐫𝐚𝐬𝐡𝐨 𝐮 𝐁𝐚𝐥𝐥𝐚𝐧𝐪𝐚𝐚𝐝𝐚𝐲 𝐀𝐫𝐝𝐚𝐲 𝐊𝐚𝐚𝐥𝐢𝐦𝐚𝐡𝐚 𝐇𝐨𝐫𝐞 𝐊𝐚 𝐆𝐚𝐬𝐡𝐚𝐲 𝐓𝐚𝐫𝐭𝐚𝐧 𝐐𝐮𝐫’𝐚𝐚𝐧 𝐨𝐨 𝐂𝐚𝐚𝐥𝐚𝐦𝐢 𝐚𝐡

September 15, 2026
0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa maanta Xafiiska ku qaabilay saddexda ardey ee kaalimaha hore ka...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In