Sii Hayaha wasiirka maaliyadda xukumadda federaalka Soomaaliya Dr. Cabdiraxmaan Ducaale Bayle ayaa maanta guddoomiyaya shirka wasiirada maaliyadda ee dowlada goboleedyada...
Ethiopia ayaa ka mamnuucday in diyaarado dul maraan biyo xireenka laga dhisay wabiga Nile arrimo amni darted, madaxda dulimaadka rayidka...
Madaxweynaha ku meel gaarka ah ee dalka Mali, Bah Ndaw, ayaa ku dhawaaqay gole wasiiro oo ka kooban 25 xubnood...
Xoghayaha arrimaha dibedda Mareykanka Mike Pompeo ayaa maanta oo Talaadadii ka bilaabay magaalada Tokyo kulamo uu la yeelanayo dhiggiisa Australia,...
Hay’adda ICRC ayaa canbaareysay waxa ayna ku tilmaantay danbiyo dagaal oo ay geysanayaan ciidamada Armenia iyo kuwa Azerbeidzjan ee dagaalka...
10 qof mid kamid ah wuxuu qabaa COVID-19 guud ahaan caalamka, sidaa waxaa sheegtay hey’adda WHO oo kulan gaar ah...
Booliska Somaliland ayaa Hargeysa ku xiray labo qof oo ka baxay diinta Islaamka isla markaana bilaabay in ay faafiyaan diinta...
Xoghayaha dhinaca saxaafadda u qaabilsan Aqalka Cad ee looga arrimiyo Maraykanka haweeneyda lagu magacaabo Kayleigh McEnany ayaa laga helay cudur...
Guddoomiyaha Maxkamada sare ee dalka ayaa xaraga ka jaray qeyb cusub oo lagu soo kordhiyay xaruunta CID ciidanka booliska Soomaaliyeed...
RADIO MUQDISHO:-Afar sarkaal oo ka tirsan Ciidanka Booliska Soomaaliyeed ayaa si rasmi ah uga qalinjabiyay Akadeemiyadda Maamulka ee Wasaaradda Arrimaha...
Wafdi uu Hoggaaninayo Musharraxa Hoggaamiyaha Galmudug ee Urur Siyaasadeedka JSP Mudane Liibaan Axmed Xasan ayaa socdaal ku maraya deegaano iyo...
Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Qorshaynta, Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha, Mudane Cabdifataax Cabdulqaadir Faarax (Abdifatah Hared), ayaa kulan la yeeshay Agaasimaha...
Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee XFS, Mudane Faarax Sheekh Cabdulqaadir, ayaa xarunta Wasaaradda ku qaabilay Safiirka Jamhuuriyadda...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho