Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka magacaaban Mahdi Maxamed Guuleedka *Khadar” iyo Marwada Koowaad ee Dalkeena Marwo Zaynab Macallin ayaa Madaxweynaha Uganda Yuweri...
Waxaa maanta garoonka kubada cagta ee Eng. Yariisow Stadium ka furmay tartanka kubadda cagta ee degmooyinka Gobolka Banaadir 2020, kaasi...
Ururrada Haweenka Gobollada Hiiraan iyo Shabeelaha Dhexe kulan ay maanta ku yeesheen Caasimadda Hirshabeelle ee magaalada Jowhar ayaa waxay kaga...
Iyadoo Soomaaliya ay isku diyaarineyso inay doorashooyin qabato, Qaramada Midoobay ayaa maanta ifisay baahida loo qabo in la xaqiijiyo in...
Guddiga Maaliyadda, Miisaaniyadda, Qorshaynta iyo La- Xisaabtanka Hay'adaha Dowladda ee Golaha Shacabka iyo Xafiiska Hanti-dhowraha Guud, ayaa kulan dhageysi dadweyne...
Shaqaalaha Wasaaradda Caafimaadka ayaa xalay iskood u sameeystay xaflad loogu dabaaldagayo soo noqoshada Wasiirka magacaaban ee Wasaaradda Cafimaadka iyo Daryeelka...
Roob geystay qasaare isugu jira dhimasho iyo dhaawac oo ka da ay magaalada baxdo ee gobolka galguduud. Roobka deyrta ayaa...
Tababarkaan oo ay soo agaasintay hay'adda dimuquraadiyada iyo doorashooyinka Afrika ee Eisa ayaa maanta jimco waxa ay tababar ku saabsan...
Guddoomiye ku- xigeenka Arrimaha Bulshada iyo Wacyi gelinta Maamulka Gobolka Banaadir Marwo Basma Caamir Axmed (Jaketti) ayaa ka qeyb gashay...
Waxaa magaalada Nairobi lagu qabtay Shirka Heerka Sare ee Iskaashatada Horumarinta iyo Wakiillada Diblomaasiyadeed ee Dib-u-soo-nooleynta Webiyada Nairobi, kaas oo...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Taliyaha Guud ee Ciidamada Qalabka Sida, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kormeer shaqo ku tagay...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa magacaabay Xoghayaha Joogtada ee Wasaaradda Caddaaladda iyo Arrimaha Dastuurka....
Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS, Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur, Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska XFS, Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud iyo...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho