Madaxweyne ku-xigeenka dowlad goboleedka Galmudug Mudane Cali Daahir Ciid oo maalmahan ku sugan magaalada gaalkacyo ee xarunta gobalka Mudug ayaa...
Wasiirka Arrimaha dibadda ee Turkiga Mevlut Cavusoglu, ayaa dhiggiisa Arrimaha dibadda ee dowladda Ruushka Sergei Lavrov, ayaa u sheegay in...
Wafdi ka socday wasaaraddaha qorsheynta,maaliyadda dowlada Soomaliya ayaa maanta gaaray magaalada baydhabo ee xrunta ku meel gaarka aha ee dowlad...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa booqday qaar kamid ah Isbitaallada dowladda, si uu ugu kuurgalo...
Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa Maanta shaacisay dad farabadan oo ka bogsaday Cudurka halista ah ee...
Waraaq ka soo baxday xaafiiska guddoomiyaha dagmada Hobyo Cabdulaahi axmed Cali Fat ayaa soo saarayqoraal uu ku ogaysiinayo laamaha Amniga...
Guddoomiyaha golaha shacabiga BJFS Mudane Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxman ayaa xalay Ispitaalka Ordogan ee Muqdisho ku booqday Ayaan Nuur Cali...
Agaasimaha IMF Kristalina Georgieva ayaa sheegtay in adduunka waajib ku tahay in uu caawiyo Afrika sida dhibaatadan uga soo kabtaan....
Boqolaal dibad baxayaal ah kuwaas oo ka soo horjeeda maaska ama af xirka Covid-19 ayaa socod ku maray bartamaha London...
Waxaa magaalada Nairobi lagu qabtay Shirka Heerka Sare ee Iskaashatada Horumarinta iyo Wakiillada Diblomaasiyadeed ee Dib-u-soo-nooleynta Webiyada Nairobi, kaas oo...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Taliyaha Guud ee Ciidamada Qalabka Sida, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kormeer shaqo ku tagay...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa magacaabay Xoghayaha Joogtada ee Wasaaradda Caddaaladda iyo Arrimaha Dastuurka....
Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS, Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur, Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska XFS, Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud iyo...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho