Madaxweynaha Dowlad goboleedka Galmudug mudane Axmed Cabdi Kaariye ayaa Muqdisho kula kulmay Safiirka dowladda Sweden u qaabilsan Soomaaliya, waxaana ay...
Siihayaha Wasiirka Maaliyadda Soomaaliya Mudane Cabdiraxmaan Ducaale Beyle, Siihayaha Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdi Xayir “Maareeye”...
Xeer Ilaaliyaha Guud ee Dalka Suudaan Taaj Al-Siri Cali ayaa sheegay maanta oo Arbaco ah in la soo qabtay 41...
Farriin digniin ah oo ka soo baxday Wasaaradda Deegaanka, Beeraha iyo Isbadalka cimilada dowlad goboleedka Puntland ayaa lagu sheegay todobaadkan...
Hantidhawraha Guud ee Qaranka, mudane. Maxamed Maxamuud Cali ayaa ka qayb galaya shir caalami ah oo socon doona muddo labo...
Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho mudane Cumar Maxamud Maxamed (Cumar Filish) ayaa kormeeray Darjiino ku yaala dhismaha taariikhiga...
Maamulka Galmudug ayaa ku guuleystay xallinta Deegaanno ay ka jireen is qabqabsi dhanka dhulka ah oo u dhexeeyey xoolo dhaqato...
Sii-haayaha ra’iisul wasaaraha xukumadda federaalka Soomaaliya mudane Mahdi Maxamed Guuleed ayaa xafiiskiisa ku qaabilay safiirka Sweden u fadhiya Soomaaliya ,Mr...
Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho mudane Cumar Maxamud Maxamed (Cumar Filish) ayaa kormeeray dhismaha taariikhiga ah ee Saciid...
Xafiiska diiwaan galinta qaran ee UK ayaa sheegay in laga soo billaabo bishii maarso ee sanadkaan kolkaas oo UK uu...
Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska XFS, Mudane Cabdulfataax Qaasim Maxamuud ayaa maanta booqasho shaqo ku tagay Garoonka diyaaradaha Caalamiga...
Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska XFS, Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud, ayaa booqasho shaqo ku tagay Dekedda Muqdisho, halkaas oo uu...
Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cali Maxamed Cumar (Cali Balcad), ayaa maanta...
Wasiirka Gaashaandhigga XFS, Mudane Axmed Macallin Fiqi, ayaa maanta kulan la yeeshay Wakiilka Gaarka ah ee Guddoomiyaha Guddiga Midowga Afrika...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho