Dawladda Nigeria ayaa garoomadeeda diyaaradaha ka xanibtay ilaa 10-shirkadood oo duulimaadyadyo shacab ku imaan jiray Nigeria, dib u eegis lagu...
Hawlgal gaar ah oo maanta ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed ay ka sameeyeen deegaanada Sabiid iyo Caanoole ee gobolka Shabeellaha hoose,...
Shirka waxaa ka qaybgalay sii hayaha wasiirka batroolka iyo macdanta dawladda FS Cabdirashid Maxamed Axmed, sii hayaha wasiirka maaliyadda Cabdiraxmaan...
Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho mudane Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar Filish) iyo siihayaha safiirka Talyaaniga ee Soomaaliya ayaa...
Tababbarkaan ku saabsan diiwaangalinta rasmiga ah ee howlwadeennada Xafiisyada Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka Qaranka ee Maamul Goboleedyada ayaa looga furay...
Taliska Booliska magalada Baladwayne ayaa soo saaray awaamiir lagu mamnuucayo gaadiidka muraayadaha madow ama loo yaqaano pensolka Qoraal ka soo...
Waxaa maanta degan xaladda guud ee deegaanka Shabeellow iyo deegaano kale oo ku hareereysan deegaankaasi oo shalay dagaal ku dhex...
Shacabka ku nool deegaanno hoostaga degmada Wanlaweyn ee gobolka Shabeellaha hoose ayaa ka cabanaya dhibaatooyin ka dhashay fatahaado horleh oo...
Madaxweynaha Dowladda Galmudug Mudane Axmed Cabdi Kaariye iyo wafdigiisa oo maalmahan ku sugnaa dalka Jabuuti ayaa kulan la qaatay Wasiirada...
Ciidanka xoogga dalka iyo kuwa daraawiishta dowlad goboleedka Jubbaland ayaa maleeshiyada argagaxisada Al-shabaab kala wareegay deegaanno kamid ah gobolka Jubbada...
Maamulka Dekedda Muqdisho, oo uu hoggaaminayo Maareeyaha Guud Danjire Maxamed Cali Nuur (Ameriko) oo ay weheliyaan Maareeye Ku-xigeennada Dr. Cali...
Munaasabadda 61-guurada ka soo wareegtay Xorriyadda Jamhuuriyadda Maldives awgeed, Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya...
Wafdi ballaaran oo uu hoggaaminayo Musharraxa Hoggaamiyaha Galmudug, Mudane Liibaan Axmed Xasan, ayaa maanta gaaray Degmada Ceeldheer ee Gobolka Galgaduud....
RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Wasaaradda Kalluumeysiga iyo Dhaqaalaha Buluugga ee JFS, Mudane Axmed Xasan Aadan, ayaa magaalada Muqdisho ku qaabilay wafdi heer...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho