Golaha Wasiirrada Xukuumadda xil-gaarsiinta ayaa maanta kulan ay Muqdisho ku yeesheen waxay ku meel mariyeen sagaal (9) xubnood oo Wasaaradda...
Madaxweynaha Dowladda Galmudug Axmed Kaariye iyo wafdi uu hoggaaminayo oo maalmahan booqasho rasmi ah ku joogay Dalka Jabuuti ayaa maanta...
Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed qeybta DANAB ee ka howlgala Galmudug ayaa maanta baaritaano lagu soo saaray Miinooyin Argagixisada Al-Shabaab aaseen...
Shirkadaha iska leh diyaaradaha xamuulka qaada ee isticmaala garoonka diyaarada ee Degmada Xudur ayaa cabasho ka keeney isticmaalka garoonka gaar...
Shirkan wada tashiga ay soo qaban qaabisay wasaaradda Batrolka iyo Macdanta Soomaaliya ayaa lagu qabtay magaalada Muqdisho,kaasi oo dhexmaray wasaaradaha...
Ku dhawaad 20- ka tirsan howl-wadeenada warbaahinta Qaranka ayaa ka qeybgalay tababbar ku saabsan soo saarista Barnaamijyada iyo ka shaqeynta...
Odayaal dhaqan oo joojinta colaadda uga soo baxay magaalooyinka Cadaado iyo Dhuusamareeb ayaa ku guulaystay inay heshiis horudhac ah dhex...
Sii hayaha Wasiirka Wasaaradda wafaafinta XFS Mudane; Maxamed Cabdi Xayir (Maareeye) ayaa Maanta daah-furay dood cilmiyeed ku saabsan horumarinta Dalxiiska...
Sii haayaha wasiirka wasaaradda Shaqada iyo arrimaha Bulshada xukumadda fedaralka Soomaaliya mudane Sadiiq Xirsi Warfaa ayaa manta Muqdisho ka furay...
Boqorka Sacuudi-Arabiya Salmaan bin Cabdilcasiis ayaa madaxwaynaha Maraykanka Donald Trump u sheegay in wadamada Khaliijka ay doonayaan xal caadil ah...
Waxaa magaalada Nairobi lagu qabtay Shirka Heerka Sare ee Iskaashatada Horumarinta iyo Wakiillada Diblomaasiyadeed ee Dib-u-soo-nooleynta Webiyada Nairobi, kaas oo...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Taliyaha Guud ee Ciidamada Qalabka Sida, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kormeer shaqo ku tagay...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa magacaabay Xoghayaha Joogtada ee Wasaaradda Caddaaladda iyo Arrimaha Dastuurka....
Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS, Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur, Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska XFS, Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud iyo...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho