Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho mudane Cumar Maxamud Maxamed (Cumar Filish) ayaa daahfuray ololihii ugu horeeyay ee lagu...
Wasiirka Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada xukuumadda federaalka Soomaaliya, Marwo Fowziya Abiikar Nuur, ayaa maanta ka war bixisay xaaladdii ugu dambeeyay...
Deeqdan caafimaad oo ah deeqdii ugu horeysay ee noooceeda ah ee ka timid Dowladda Mareykanka ayaa maanta lagu wareejiyay Wasaaradda...
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna duqa Muqdisho Cumar Maxamed Maxamuud ayaa xilka ka qaaday Guddoomiyihii degmada Shibis Cabdiraxmaan Sayid Cali sabab...
Barlamaanka Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed ayaa muddo kordhin hal sano ah u sameeyay Madaxweynaha maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya C/casiis xasan...
Sida uu soo sheegaayo weriyaha warbaahinta Qaranka ee ku sugan Caasimada Riyadh ee boqortooyadda Sacuudiga Cali Jaamac Cilmi (Cali-kuus) waxaa...
Gudoonka labada Aqal ee Baarlamaanka Dowlada Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa dib u dhigay waqtigii Furitaanka Kalfadhiga 7 aad ee...
Wakaaladda Wararka Turkiga iyadoo soo xiganaysa bayaan kasoo baxay aqalka cad ee Maraykanka waxay sheegtay in madaxweynaha Mareykanka Donald Trump...
Tirada ugu danbaysay ee dalka Markaykanka ee xanuunka Covid-19 ee uu soo ritay ayaa 24 saac ee la soo dhaafay...
Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Axmed Macallin Fiqi, ayaa maanta daahfuray Kulanka Furitaanka Golaha Difaaca Qaranka, kaas oo ah...
Wasiirka Tamarta iyo Khayraadka Biyaha XFS, Mudane Cabdullaahi Bidhaan Warsame, ayaa kormeer shaqo ku tagay xarumo caafimaad iyo waxbarasho oo...
Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA), ayaa howlgal qorshaysan oo ay shalay ka fuliyeen deegaanka Maxaa Saciid ee Gobolka...
Wasiirka Wasaaradda Tamarta iyo Khayraadka Biyaha ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya (XFS), Mudane Cabdullaahi Bidhaan Warsame, oo ay weheliyaan Wasiiru-Dowlaha iyo...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho