Howlgalo ciidamada xoogga dalka ee Danab ay ka fuliyeen magaalada Dhuusamareeb ayeey ku soo qabteen nin walxaha qarxa ka keenay...
Wasiirka Wasaaaradda Awqaafta iyo Arrimaha Diinta Mudane Sheikh Nuur Maxamed Xasan iyo Culimaa’udiinka Soomaaliyeed oo maanta kulmay ayaa ka wada hadlay dardar gelinta...
Madaxweynaha dowlad goboleedka Galmudug mudane Axmed Cabdi Kaariye (Qoor Qoor) ayaa maanta shir guddoomiyay kulan looga hadlayay dardar gelinta amniga...
Safiirka JF Soomaaliya ee dalka Turkiga Danjire Jaamac Cabdullaahi (Caydiid) ayaa Bulshada Soomaaliyeed ee ku nool dalka Turkiga la wadaagay...
Guddoomiyaha cusub ee gobolka Hiiraan Cali Jeyte Cismaan ayaa kormeeray xaaladda isbitaalka weyn ee Beledweyne iyo bukaannada kujira isbitaalka...
Shir hor dhac u ah heshiis laga gaaro dagaaladii maalmahii la soo dhaafay ku dhexmarayay laba beelood oo walaala...
Dalka Yemen oo la daalaa dhacaya xaalado bini’aadantinimo kuwii ugu xumaa adduunka ayaa waxaa hadda taas u dheer inuu...
Taliska iyo Saraakiisha qaybta 21-tanaad ee Ciidanka Xoogga Dalka ee ka hawlgala deegaanada Galmudug ayaa hawlgalo ka sameeyay degaanka Camaara...
Sidda laga soo xigtay Hay’adda u xil saaran la tacaalida Corona Virus Mareykanka 24-kii saac ee la soo dhaafay waxaa ...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa xarigga ka jaray waddo casri ah oo dhererkeedu yahay...
Guddoomiyaha Guddiga Doorashooyinka Madaxa-bannaan iyo Xuduudaha Qaranka Mudane Cabdikariin Axmed Xasan, Guddoomiye Mudane Yuusuf Cabduqaadir Maxamed iyo Xoghayaha Gudiga Mudane...
Magaalada Gaalkacyo ayaa waxaa toogasho lagu fuliyey Hodan Maxamuud Diiriye oo Maxkamad ku taalla Puntland ay dil toogasho ah horay...
Duqeyn culus ayaa saacadihii dambe ee xalay lagu beegsaday Khawaari muddooyinkii dambe godad ka qodanayay deegaanka Geedi-xeyr oo Waqooyi kaga...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho