Ciidamada Dawladda Soomaaliya ayaa kala dhex galay Labo Malleeshiyo Beeleed oo ku dagaallamay degaanka Balli-cad oo dhaca xadka Gobolka Galgaduud...
Guddoomiyaha Gobolka Shabeellaha hoose, Ibraahim Aadan Cali ayaa sheeegay in lagu tallaabsaday guullo hor dhac ah ka dib markii la...
Tirada dadka Soomaaliyeed ee u dhimanaya xanuunka COVID-19 ayaa sii kordhaysa, iyadoo 24 saac ee la soo dhaafay ilaa sadex...
Wasaaradda Caafimaadka oo shaacisay in qofkii ugu horeeyay uu u dhintay Coronavirus, lana helay afar kiis horleh Wasaaradda Caafimaadka iyo...
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug mudane Axmed Cabdi Kaariye Qoor Qoor, oo uu wehliyo Madaxweyne ku xigeenka Galmudug mudane Cali Daahir...
Ciidamada Kumaandooska Soomaaliya ee DANAB ayaa howlgallo qorsheysan ka wada Degmada Wanlaweyn iyo deegaanno ku dhaw dhaw oo maalmihii lasoo...
War-saxaafadeed ka soo baxay Wasaaradda Waxbarashada Hidaha iyo Tacliinta sare ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa lagu sheegay in la joojiyay...
Sida lagu sheegay warbixin ay daabacday hay’adda caafimaadka adduunka ee WHO ayaa lagu sheegay in tirada rasmiga ah ee xiligaan...
Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa warbixin uu kusoo daabacay bartiisa Twitterka wuxuu ku sheegay inuu go’aansaday hakinta tabarucaada Dawladda Mareykanku...
Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta dhaqanka iyo dalxiiska Xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS) mudane Maxamed Cabdi Xayir Maareeye oo ku hadlaya magaca Dowladda...
Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdisalaam Cabdi Cali, iyo Wasiirka Arrimaha Dibadda ee...
Wasiirka Amniga Gudaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, mudane Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil (Fartaag), ayaa guddoomiyay shir ay yeesheen guddi heer qaran ah...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa xarigga ka jaray waddo casri ah oo dhererkeedu yahay...
Guddoomiyaha Guddiga Doorashooyinka Madaxa-bannaan iyo Xuduudaha Qaranka Mudane Cabdikariin Axmed Xasan, Guddoomiye Mudane Yuusuf Cabduqaadir Maxamed iyo Xoghayaha Gudiga Mudane...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho