Ra,iisul wasaare ku xigeenka dalka mudane Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar) ayaa magaalada Muqdisho ee caasimadda dalka maanta ka daahfuray imtixaanka...
Madaxweyne ku-xigeenka 2-aad ee dowlad goboleedka Jubbaland mudane Cabduqaadir Xaaji Maxamuud ayaa si rasmi ah magaalada Kismaayo uga daah furay...
Wasiirka wasaaradda waxbarashada Hidaha iyo Tacliinta sare ee xukuumadda federaalka Soomaaliya mudane Cabdullaahi Goodax Barre ayaa ardayda maanta u fariisaneysa...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda federaalka Soomaaliya mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wafdi ballaaran oo uu hoggaaminayo ayaa gelinka dambe ee maanta lagu...
Taliska Ciidanka nabad suggida Jubbaland ayaa sheegay in howlgal qorsheysan oo ay fuliyeen ay gacanta kusoo dhigeen waxyaabaha qarxa iyo...
Waxaa maanta magaalada Muqdisho iyo gobollada dalka lagu wadaa in si rasmi ah looga fariisto imtixaanka shahaadiga dugsiga sare oo...
Roobab ka da'ay Caasimadda Hirshabeele ee Jowhar ayaa saameeyn ku yeeshay dadka danyarta ah ee ku nool gudaha magaalada Jowhar...
Wabiga Shabeelle ayaa waxa uu ku fatahay labada dhinac ee degmada Afgooye si gaar ah waxa uu aad u saameyay...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Jabuuti Mudan Ismaaciil Cumar Geelle ayaa Madaxweynaha Dalka iyo Ummadda Soomaaliyeed uga tacsiyadeeyay geerida ku timid Ra'iisul Wasaarihii...
RADIO MUQDISHO:-Agaasimaha Fulinta Sanduuqa Qaran ee Isbeddelka Cimilada Soomaaliya, Mudane Liban Obsiye, ayaa magaalada Salvador, ee dalka Brazil uga qaybgalay...
RADIO MUQDISHO:-Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) ayaa magaalada Muqdisho xaflad sagootin ah...
RADIO MUQDISHO:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa qasriga Madaxtooyada Qaranka ku qaabilay Xoghayaha Guud ee Raabidada Caalamka...
Waxaa magaalada Nairobi lagu qabtay Shirka Heerka Sare ee Iskaashatada Horumarinta iyo Wakiillada Diblomaasiyadeed ee Dib-u-soo-nooleynta Webiyada Nairobi, kaas oo...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho