Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga Amb: Axmed Macallin Fiqi ayaa maanta soo gabagabeeyay tababar Diblomaasiyadeed iyo Hab-maamuus oo loogu...
Wasiirka arrimaha dibadda xukuumadda federaalka Soomaaliya Amb: Axmed Macallin Fiqi ayaa sheegay in ay jiraan masโuuliyiin Dowlado shisheeye lacago uga...
Ciidanka Hayaโadda Nabad Sugidda iyo Sirdoonka Qaranka ee NISA ayaa gacanta ku soo dhigay laba dhagar qabe oo u qaabilsanaa...
Ciidanka kumaandooska Danab XDS gaar ahaan ururka 161โaad ayaa daawooyin gaarsiiyey qaar ka mida dadka shacabka ah ee ku nool...
Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, gaar ahaan Ururada 175-aad, guutada 17-aad ee Gorgor iyo 146-aad ee guutada 14-ka October ayaa howlgal...
Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdi Xaashi Cabdullaahi, ayaa tacsi tiiraanyo leh u diray qoyska, qaraabada...
Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa ka tacsiyadeeyay geerida Madaxweynihii hore...
Raโiisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa ka tacsiyeeyay geerida naxdinta leh ee Allaha u naxariistee...
Warbixinta Toddobaadlaha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya Muqdisho, Jimco, 15-ka November 2024 1- Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo dalka dib ugu...
Madaxweynaha Dalka Angola Joรฃo Manuel Gonรงalves Lourenรงo ayaa warqadaha Aqoonsiga ka gudoomay Safiirka cusub ee Soomaaliya Maxamed Sheekh Isaaq,kaas oo...
Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare, Marwo Nuura Mustafa Mukhtaar, ayaa ka qeybgashay munaasabadda daahfurka Mashruuca Tamarta la Cusboonaysiin...
Wafdi heer sare ah oo ka socda Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada ee JFS, oo uu hoggaaminayo Wasiirka Wasaaradda, Mudane...
Wafdi ay hoggaaminayaan Guddoomiyaha Hayโadda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle, iyo Ku-xigeenka Ergayga Gaarka ah ee...
Wafdi ballaaran oo uu hoggaaminayo Guddoomiye Ku-xigeenka Labaad ee Aqalka Sare ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabduullaahi Cali Xersi...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
ยฉ 2022 Radio Muqdisho
ยฉ 2022 Radio Muqdisho