Ciidamadda Xoogga Dalka Soomaaliyeed oo sii wada howl-galada ay ku baacsanayaan Haraadiga nabaddiidka Al-shabaab ayaa saaka ku jarmaaday deegaano...
Ku-simaha Madaxweynaha ahna madaxweyne Ku-xigeenka Maamul Goboleedka Puntland Axmed Cilmi Cismaan Karaash ayaa wareegto uu soo saaray waxa uu cafis...
Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliya S/gaas Daahir Aadan Cilmi Indhaqarshe ayaa Tacsi u diray Qoyskii iyo qaraabadii uu ka geeriyooday wasiir...
Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Xukuumadda Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdi Xayari Maareeye ayaa caawa si rasmi ah u soo...
Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliya Sareeyo Gaas Daahir Aadan Cilmi Indhaqarshe ayaa tacsi u diray Qoyskii iyo qaraabadii uu ka...
Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii 9-aad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah looga daawanayo...
Horjooge ka tirsan Maleeshiyada Al-Shabab ayaa maanta isku soo dhiibey Maamulka Degmada Bardaale ee Gobolka Baay, waxaana lagu magacaabaa Ibraahim...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo maalmahan booqasho shaqo ku joogay Boqortooyada Sucuudi Carabiya ayaa maanta dalka...
Ciidanka Daraawiishta iyo Nabad -sugida maamulka Galmudug ayaa waxaa ay dhaq dhaqaaqyo Ciidan saakay ka wadaan degaanka Bulacle ee gobolka...
Warbixinta Toddobaadlaha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya Muqdisho, Jimco, 24th April, 2026 1- Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa dalka dib ugu...
Danjiraha cusub ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya u fadhiya dalka Nigeria, Mudane Mohamed Osman Mohamed, ayaa si rasmi ah waraaqaha aqoonsiga...
Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka S/Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud ayaa booqasho ku tagay degmada Xudur ee Gobolka Bakool, Wafdiga ayaa waxaa...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta si rasmi ah u daahfuray Mashruuca xoojinta adkeysiga...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho