Guddoomiyaha guddiga qaban-qaabada shir-weynaha dib-u-heshiisiinta Galmudug, Dr. Cabdiraxamaan Cabdullaahi Baadiyow iyo Xubnaha kale ee guddiga ayaa maanta kormeeray xarunta loogu...
Kulan ay maanta Muqdisho ku yeesheen golaha wasiirrada jamhuuriyadda federaalka Soomaaliya ayaa lagu ammaanay guulaha xooggan ee ciidamada xoogga dalku...
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaliya Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed ( Lafta gareen ) ayaa Shir Gudoomiyey Shirka Khamiis laha...
Gen. Daahir Aadan Cilmi Indha-qarshe Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed oo goor dhow la hadlay warbaahinta qaranka ayaa Hambalyo iyo...
Guddoomiyaha Gobalka Shabeellaha Hoose Ibraahin Aadan Najar oo lahadlay Radio Muqdisho ayaa sheegay in Ciidanka Xoogga dalka xiligaan howlgalo kawadaan...
Wafdigan uu Hogaaminayey Madaxa Hay”adda WFP Casar Arroyo ee Manta Soo gaaray Magaalada Baydhabo ee Xarunta Gobolka Bay ayaa ujeedkiisa...
Waxaa Magaalada Baydhaba ku soo gaba-gaboobey Kulanka Wadatashiga Ka faa’ideystayaasha Mashruuca Taakulaynta Isgaarsiinta kaas oo socday intii u dhexeysay 13ka...
Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS), mudane Xasan Cali Khayre ayaa isbitaalka ku booqday askarta ka tirsan ciidanka xoogga dalka...
Maamulka degmada Awdheegle ee gobolka Shabeellaha Hoose ayaa ka hadlay xaaladda Magaaladaas kadib howlgaladda Ciidanka. Gudoomiyaha degmada Awdheegle Maxamed Aweys...
Ciidanka Xoogga dalka ayaa isku balaariyey deegaano badan oo hoostaga degmada Awdheegle ee gobolka Shabeellaha Hoose halkaas oo ay kawadaan...
Danjiraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya u fadhiya Dalka Kenya, ahna Wakiilka Joogtada ah ee Soomaaliya u qaabilsan UNEP iyo UN-Habitat, Mudane...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa ka qeyb galay munaasabad lagu soo bandhigayay Warbixinta Dhaqaalaha...
Agaasimaha Arrimaha Bulshada Bariga Afrika (EAC) ee Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah, Mudane Maxamed Faatir, ayaa ku dhiirrigeliyey...
Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa sheegtay in ay dhiirri gelineyso tacbashada iyo manaafacaadsiga Timirta. War...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho