Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS) mudane Xasan Cali Khayre, ayaa magaalada Dhuusamareeb kula kulmay Ganacsatada ka soo jeeda deegaannada...
Cudadda ciidamada Qalabka sida waxay ka mid yihiin astaamaha Qaranimada dal uu leeyahay, la’aantoodna aysan suurtagal ahayn dowladnimo dhamaystiran la...
Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka xukuumadda federaalka Soomaaliya, mudane Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar), oo ay la socdaan wasiiru dowlaha xafiiska Ra’iisul Wasaaraha...
Wafdigan uu hogaaminayey madaxweynaha dowlad goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya mudane Cabdicasiis Xasan Maxmed ( Lafta-Gareen ) ayaa waxaa manta si...
Wasiirka Arrimaha dibadda ee Soomaaliya Mudane Axmed Ciise Cawad ayaa maanta kulan la qaatay safiirada dalalka caalamka ee u jooga...
Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed Sareeyo Guuto Bashiir Cabdi Maxamed ayaa kormeer howleed ku tegay Degmooyinka Balanbale, Caabudwaaq iyo Deegaanka Xeraale...
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa 700 oo Askari iyo Gaadiid dagaal kala wareegtay maamulka Ahlu Sunna ee Degmooyinka Caabud-waaq iyo Balanballe...
Mudanayaasha Golaha Shacabka Soomaaliya ayaa lagu wadaa maaanta iney kulan ay kaga hadli doonaan akhrinta koowad ee wax ka bdedlka...
Xubnaha Guddiga xaqiiqa raadinta ahaa ee ka kala socday Xildhibaannada golaha shacabka iyo Maamulka Koonfur Galbeed oo gaaray magaalo xeebeedka...
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed (Lafta gareen) iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa lagu wadaa in...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka qaybgalay munaasabad ay ku qalin-jabinayeen in ka badan 500 oo...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa qaabilay wafdi ka socday Dowladda Qatar, oo uu hoggaaminayay...
Wasiirro, Xildhibaanno, Maareeyaha Dekedda Muqdisho, iyo maareeyayaashii hore ee soo maray Dekedda Muqdisho ayaa maanta magaalada Muqdisho kaga qeybgalay janaasada...
Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxay si adag u cambaareyneysaa go’aanka ay Dowladda Kolombiya ay ku aqoonsatay sheegashada Israa’iil ee ku aaddan...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho