Boris Johnson ayaa waxaa loo doortay in uu noqdo hogaamiyaah xisbiga conservative ahna raiiusl wasaaraha Dalka Britain,kadib doorasho ka dhacdayy...
Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS) mudane Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar) oo gaaray magaalada Beydhabo ee xarunta kumeel gaarka...
Golaha aqalka sare ayaa maanta Akhrinta Kuwaad Marsiiyay hindise sharciyeedka shirkadaha, kaasi oo ay soo gudbisay Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha...
Waa maxay qoraal? Qoraal waa nidaam loo dhigo ama loo qora xarfo si kala horreyso, iyadoo loo is ticmaalayo in...
10 mudane oo ka tirsan Xildhibaannada Dowlad Goboleedka Puntland ayaa si wada jir ah u cambaareeyay xarigga uu maamulkoodu kula...
Wasiirka arrimaha gudaha, dib-u-heshiisiinta iyo federaalka Soomaaliya, Cabdi Maxamed Sabriye, ayaa Shalay guddoomiyay shir dhex maray Guddiga qaban-qaabada shir-weynaha dib-u-heshiisiinta...
Dowlad Goboleedka Hirshabeelle ayaa Hirgalisay Barnaamij cusub oo dhanka Isgaarsiinta Xafiisyada ah kaas oo aad wax uga badalaya qaabka Shirarka...
Kulan wadajir oo xalay magaaladda Muqdisho ay ku yeesheen guddiyadda joogtada ah ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa waxaa si wadajir...
Madaxweynaha Dawlad goboleedka Hirshabeelle Mudane Maxamed Cabdi Waare ayaa Maanta Magaaladda Jowhar ka daah-furay barnaamijka qololka Isgaarsiinta ee Mashruuca Taakuleynta...
Guddoomiyaha golaha shacabka ee BJFS Mudane Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan oo uu wehliyo guddoomiye ku-xigeenkiisa koowaad Mudane Cabdiwali Sheekh Ibraahim...
Wasiirka Wasaaradda Qoyska iyo Horumarinta Xuquuqul Insaanka XFS, Amb. Khadiija Maxamed iyo Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka Qaranka Mudane Cabdikariin...
Danjiraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya u fadhiya Dalka Kenya, ahna Wakiilka Joogtada ah ee Soomaaliya u qaabilsan UNEP iyo UN-Habitat, Mudane...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa ka qeyb galay munaasabad lagu soo bandhigayay Warbixinta Dhaqaalaha...
Agaasimaha Arrimaha Bulshada Bariga Afrika (EAC) ee Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah, Mudane Maxamed Faatir, ayaa ku dhiirrigeliyey...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho