Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS), mudane Xasan Cali Khayre ayaa maanta tababar u furay ciidamadii dhawaan laga qarameeyay deegaannada...
Wasiir Warfaafinta dhaqanka iyo dalxiiska Soomaaliya, Maxamed Cabdi Xayir (Maareeye) ayaa Maanta kormeer shaqo ku tagay Golaha murtida iyo madadaalada...
Shirka waxaa maanta looga hadlay doorka haweenka ee dhismaha golayaasha deegaanka iyo caqabadaha ku hor gudban in xubnaha ay mudan...
Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS), mudane Xasan Cali Khayre ayaa magaalada Dhuusamareeb kula kulmay safiirrada dowladaha saaxiibada la ah...
Wasiir Warfaafinta dhaqanka iyo dalxiiska Soomaaliya, Maxamed Cabdi Xayir (Maareeye) ayaa Maanta kormeer Shaqo ku tagay Golaha murtida iyo Wacyigelinta...
Waxbarashadu waa aalad awood badan xilli kasta ee la joogo, xaqiiqdana waxay tahay in qallinku ka awood badan yahay noocyada...
C/risaaq Cumar Ahmed oo ka mid ah la taliyeyaasha Madaxtooyada Hirshabeele oo goordhaw wareysi gaar ah siiyey Radio Muqdisho ayaa...
Wasiirka arrimaha Gudaha Soomaaliya iyo Madaxa Xukuumadda maamulka Galmudg ayaa si wadajir ah Garoonka Diyaaradaha magaalada Dhuusamareeb ugu soo dhaweeyay...
Howlgallo ay Ciidamada Xoogga dalka iyo kuwa maamulka Jubbaland ay ka sameeyeen deegaanno ka tirsan Gobolka Jubadda Hoose ayaa waxey...
Wasaaradda arrimaha gudaha Federaalka iyo dib u heshiisiinta ayaa ka mahadcelisay dadaallada dib u heshiisiineed ee Ra'iisul wasaaraha XFS uu...
Wasiirka Wasaaradda Qoyska iyo Horumarinta Xuquuqul Insaanka XFS, Amb. Khadiija Maxamed iyo Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka Qaranka Mudane Cabdikariin...
Danjiraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya u fadhiya Dalka Kenya, ahna Wakiilka Joogtada ah ee Soomaaliya u qaabilsan UNEP iyo UN-Habitat, Mudane...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa ka qeyb galay munaasabad lagu soo bandhigayay Warbixinta Dhaqaalaha...
Agaasimaha Arrimaha Bulshada Bariga Afrika (EAC) ee Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah, Mudane Maxamed Faatir, ayaa ku dhiirrigeliyey...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho