Dowladaha France, Finland, Denmark, Germany, Italy, Poland, Netherland, Norway, Sweden, Switzerland, Turkiga, Ingiriiska, Maraykanka, howlgalka AMISOM, Midowga Yurub Urur Goboleedka...
Xoghayaha guud ee Qaramada midoobay, Antonio Guteres, ayaa lagu wadaa in uu Todobaadka soo socdo gaaro Magaalada Nairobi, isagoo halkaasi...
Ra’iisul wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya, mudane; Xasan Cali Khayre ayaa booqday Isbitaalka Galguduud ee Magaalada Dhuusamareeb iyo Isbitaalka Istarliin ee...
Wafdigaan Maanta soo gaaray Magaalo Xeebeedka Hobyo ee Gobolka Mudug ayaa qeyb galaaya shir wadatashi ah oo looga hadlaayo Horumarka...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa maanta Madaxtooyada abaalmarinno ku guddoonsiiyay Guddiga Qabanqaabada Maalmaha Xorriyadda, islamarkaana uga...
Madaxa Golaha Ciidamada ku meel-gaarka ah ee dalka Suudaan ayaa shalay oo Talaado ah xafiiskiisa kula kulmay safiirka Jamhuuriyadda Federaalka...
Wafdi isugu jiray wasiirro iyo xildhibaano oo uu hoggaaminayey guddoomiyaha gobalka Shabeellaha hoose ibraahin aadan Cali Najax ayaa gaarey deegaanada...
Ra’iisul Wasaaraha Jamhuuriyadda federaalka Soomaaliya (XFS), mudane Xasan Cali Khayre ayaa maanta magaalada Guriceel kulan qado ah kula qaatay Ugaas...
Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS), mudane Xasan Cali Khayre iyo wafdi uu hoggaaminaayo ayaa si heer sare ah loogu...
War ka soo baxay Dowladda Mareykanka ayaa looga hadlay taageeradii ay siin jirtay qeyb kamid ah ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed,taasi...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka qaybgalay munaasabad ay ku qalin-jabinayeen in ka badan 500 oo...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa qaabilay wafdi ka socday Dowladda Qatar, oo uu hoggaaminayay...
Wasiirro, Xildhibaanno, Maareeyaha Dekedda Muqdisho, iyo maareeyayaashii hore ee soo maray Dekedda Muqdisho ayaa maanta magaalada Muqdisho kaga qeybgalay janaasada...
Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxay si adag u cambaareyneysaa go’aanka ay Dowladda Kolombiya ay ku aqoonsatay sheegashada Israa’iil ee ku aaddan...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho