Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya C/raxmaan Ducaalle Beyle oo ku sugan dalka mareykanka ayaa qudbad dhinacya badan taabaneysa u jeediyay...
Iyadoo dhaawacyo kala duwan oo iskugu jira Mas'uuliyiin iyo Shacab ย waxyeello ka soo gaartay Qaraxyadii argagixisanimo ee maleeshiyaadka naflacaariga Alshabaab...
Aadan Maxamed Cali iyo Cabdishakuur Xaaji Barsanji ayaa markii labaad ka soo muuqday Maxkamada Ciidamada Qalabka sida,Maxkamada ayaa balamisay fadhigii...
Ciidamada Mareynkanka oo kaashanaya Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa duqeyn ka dhan ah maleeshiyada Al-Shabaab waxay ka fuliyeen deegaanada Buuraleyda Goolis...
Kulankan ay wada yeesheen Guddiga Horumarinta Adeegga Bulshada, Arimaha Bani โaadanimada Warfaafinta iyo Dhaqanka Golaha aqalka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya iyo...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo dhambaal u diray Dowladda iyo Shacabka dalka aan walaalaha nahay ee...
Guddiga qaban-qaabada shir-weynaha dib-u-heshiisiinta Galmudug ee dhawaan ay magacaawday waraaradda arrimaha gudaha, federaalka iyo dib-u-heshiisiinta oo socdaal ku maraya deegaannada...
Wasiirka waxbarashada xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Cabdullaahi Goodax Barre, ayaa Maanta Magaalada Muqdisho ka furay tababarka tababarayaasha Macallimiinta Qaraanka. Tababarka ayaa...
Wasiirka Wasaaradda shaqada iyo arrimaha Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Saddiiq Xersi Warfaa, ayaa Maanta kormeer ku tagay xarunta Guddiga shaqaalaha...
Wasiirka Wasaaradda Qorsheyta Galmudug, Cabdikaafi Maxamed Maxmuud,ayaa faah-faahin ka bixiyay degaannadii ay tageen iyo kulamo ay la yeesheenย Bulshadii ay...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa lagu hor dhaariyay Guddoomiyaha cusub ee Maxkamadda Sare ee dalka, Garyaqaan...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta ka qaybgalay munaasabadda caleemo-saarka Hoggaanka la doortay ee Dowlad Goboleedka...
Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac), ayaa magaalada Dhuusamareeb ee caasimadda Dowlad Goboleedka Galmudug...
Raโiisul Wasaaraha Xukuumadda JFS Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa magacaabay agaasime ku-xigeenka Xarunta Adeegyada Mideysan (Halmeel). Mudane Xamsa oo cuskanaya...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
ยฉ 2022 Radio Muqdisho
ยฉ 2022 Radio Muqdisho