Saddex ka tirsanaa Al-Shabaab ayaa Shalay lagu dilay degaanka Kiunga, oo hoos taga is-maamulka Lamu, markii ay Ciidanka Boliiska Kenya...
Guddiga qorsheynta iyo maaliyadda ee golaha Shacabka BJFS ayaa Maalintii Labaad Dalka Rwanda ku turxaan-bixiya xeerka Tiro-koobka Soomaaliya ee hor...
Allaha unxariistee Walaasheen Hodon Naaleeye waxay ku dhalatay magaalada laasacaanood ee gobolka sool sannadkii 1976,iyadoo waxbarashadeedii hoose kusoo qaadatay halkaasi,...
Wasiirka Tamarta iyo Kheyraadka Biyaha ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Marwo; Fowzia Maxamed Sheekh, ayaa Shalay Xafiiskeeda ku qaabbishay Wafdi ka...
Barnaamijka todobaadkaan waxaan ku eegeynaa dhismaha Tiyaatarka oo la soo gabogabeeyay door intee la eg ayuu ka qaadanayaa wacyagalinta Bulshada,...
Xildhibaan .Samiira Xasan Cabdulle oo ka mid ah, Aqalka hoose ee BJFS iyo xubno ka tirsan maamulka Gobolka Hiiraan ayaa...
Magaalada Dhuusamareeb ee Xarunta Dowlad Goboleedka Galmdug waxaa ku wajahan saaka Wasiirka Arriamaha Gudaha Xukuumadda Soomaaliya Mudane Cabdi Maxamed Sabriye...
Ra’iisul Wasaare Kheyre, Madaxweyne Waare, Madaxa fulinta Galmudug Sheekh Shaakir iyo xubno kale Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan...
Guddigga Qorsheynta, Maaliyadda iyo Miisaaniyadda ee Golaha Shacabka ayaa shalay oo 14-kii bishan ah u tegay safar shaqo magaalada Kigali,...
Wasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya, Mudane Sadiiq Xirsi Warfaa ayaa maanta si rasmi ah magaalada...
Wasiirka Wasaaradda Qoyska iyo Horumarinta Xuquuqul Insaanka XFS, Amb. Khadiija Maxamed iyo Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka Qaranka Mudane Cabdikariin...
Danjiraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya u fadhiya Dalka Kenya, ahna Wakiilka Joogtada ah ee Soomaaliya u qaabilsan UNEP iyo UN-Habitat, Mudane...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa ka qeyb galay munaasabad lagu soo bandhigayay Warbixinta Dhaqaalaha...
Agaasimaha Arrimaha Bulshada Bariga Afrika (EAC) ee Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah, Mudane Maxamed Faatir, ayaa ku dhiirrigeliyey...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho