In ka badan 400 haween ah ayaa isugu tegay shirweynaha Hogaamiyeyaasha Dumarka Addunka oo ka dhacaya magaalo madaxda Japan ee...
Safiirka Mareykanka ee Soomaaliya Danjire Donald Yamamoto oo wareysi gaar ah siiyay Warbaahinta Qaranka ayaa ka hadlay taageerada Mareykanka uu...
Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya, mudane Xasan Cali Khayre iyo wafdi uu hoggaaminayo oo safar dhulka uga soo baxay magaalada...
Madxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo maamuusaya halgankii gobonnimo doonka Soomaaliyeed iyo geesiyaashii naftooda u huray sidii...
Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar) iyo dhiggiisa dalka Shiinaha oo ka wada hadlay horumarinta...
Dagaal Khasaaro gaystay oo u dhaxeeyay maleeshiyaad ka wada tirsan Argagixisada Al-Shabaab ayaa wuxuu ka dhacay degmada Jilib ee Gobalka...
Saraakiil uu hogaaminayay Sareeyo Guuto Sulub Axmed Firin Taliyaha ciidanka Daraawiishta ee Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa booqday qaar ka mid...
ToR-Outreach Assistant ToR-Admin and Finance Assistant
Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada ee Dowladda Federaalka Soomaaliya oo kaashanaysa WHO, UNICEF iyo GAVI ayaa waxay biloowday Wareegga 1aad...
Wasiirka Beeraha iyo Waraabka Soomaaliya Mudane Saciid Xuseen Ciid oo howlo shaqo u jooga dalka Talyaaniga ayaa halkaasi kaga qaybgalay...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka qaybgalay munaasabad ay ku qalin-jabinayeen in ka badan 500 oo...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa qaabilay wafdi ka socday Dowladda Qatar, oo uu hoggaaminayay...
Wasiirro, Xildhibaanno, Maareeyaha Dekedda Muqdisho, iyo maareeyayaashii hore ee soo maray Dekedda Muqdisho ayaa maanta magaalada Muqdisho kaga qeybgalay janaasada...
Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxay si adag u cambaareyneysaa go’aanka ay Dowladda Kolombiya ay ku aqoonsatay sheegashada Israa’iil ee ku aaddan...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho