Duqa Muqdisho ahna Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan (Eng.Yarisow) oo guddoomiyey shirka Amniga Caasimadda ayaa bogaadiyey olalaha la...
Waxaa nala hadashay madaxda dawladda heer gobal ee Hunan oo dawladda dhexe ee dalka Madaxa u saaran, ixtiraam, wada-shaqayn, is-ogol,...
Madaxweynaha maamulka Koofur galbeed Soomaaliya iyo wafdi uu hogaaminaayo ayaa saaka ku wajahan degmada Ceelbarde ee Gobolka Bakool. Madaxweynaha maamulkaas ...
Guddoomiyaha maxkamadda Sare Dalka Baashe Yuusuf Axmed ayaa maanta magaalada Muqdisho ka furay kulan wada-tashi ah oo labo maalmood socon...
Wasiirka shaqada iyo arrimaha bulshada xukuumadda federaalka ah ee Soomaaliya, Mudane Sadiiq Xirsi Warfaa iyo wafdi ballaaran oo uu hoggaaminayo...
Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya (XFS) mudane Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar) ayaa maanta guddoomiyay shir ay yeesheen guddi hoosaadka...
Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS Mudane; Maxamed Mursal Sheekh C/raxmaan iyo Guddoomiye kuxigeenka koowaad ee golaha Shacabka, Cabdiwali Sheekh Ibraahim...
Wasiirka Haaweenka iyo Horumarinta Xuquuqda Aadanaha, Marwo; Deeqa Yaasiin iyo Pramila Patten oo ah ergayga gaarka ah ee Xoghayaha Guud...
Guddoomiyihii hore ee Gobolka Hiiraan Cabdullaahi Axmed Maalin "Sufuroow" ayaa soo dhaweeyay Xil wareejinta uu aqbalay Guddoomiyii hore ee Gobolkaas...
Wafdi ka socda Wasaaradda arrimaha Gudaha dowlada Federaalka Soomaaliya iyo wasaaradda arrimaha Gudaha dowladaha Hoose ee maamulka Koonfur Galbeed ayaa...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa lagu hor dhaariyay Guddoomiyaha cusub ee Maxkamadda Sare ee dalka, Garyaqaan...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta ka qaybgalay munaasabadda caleemo-saarka Hoggaanka la doortay ee Dowlad Goboleedka...
Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac), ayaa magaalada Dhuusamareeb ee caasimadda Dowlad Goboleedka Galmudug...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda JFS Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa magacaabay agaasime ku-xigeenka Xarunta Adeegyada Mideysan (Halmeel). Mudane Xamsa oo cuskanaya...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho