Wasaaradda caafimaadka Lubnaan ayaa sheegtay in 37 ay ku dhinteen 151 kalena ay ku dhaawacmeen weerarro duqeymo ah oo ka...
Maraakiib laga leeyahay dalka Turkiga ayaa qorsheynaya ineey soo gaaraan xeebaha Soomaaliya dhamaadka bishaan October, iyagoo billaabi doona raadinta saliidda...
Wasiirka Arrimaha Dibadda Fiqi ayaa khudbad ka jeediyay Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay, isaga oo u mahadceliyay hoggaanka Switzerland ammaanna...
Saraakiil ka tirsan Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa ka qeybgalay shir ku saabsan la dagaallanka Argagixisada ee dhanka Teknoolojiyadda. Shirka...
Shirkan oo ah kii tobanaad fadhigiisa labaad Waxaa gudoomiye Madaxweynaha JFS Dr, Xasan Sheekh Maxamuud waxaana qeyb ka ah Ra'iisul...
Xildhibaan Ilhaan Cumar oo ka tirsan Aqalka Congress-ka ee dalka Maraykanka ayaa magaalada Minneapolis ku soo dhaweysay Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda...
Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhiga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur ayaa maanta kormeer shaqo ku tagay xarunta Ciidanka Dhulka Xoogga...
Guddiga Joogtada ee Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa kulankiisa 11-aad ku yeeshay Xarunta Guddoonka iyo Guddiyadda ee Villa...
Ciidanka Xoogga Dalka, gaar ahaan Guutada 7aad ee Qeybta 12-ka April, ayaa howlgal isugu jiray sifeyn iyo burburin ku qaaday...
ย 1-Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo magaalada Muqdisho si rasmi ah uga furay Shirka Golaha Wadatashiga Qaranka oo diiradda lagu saarayo...
Howlgal culus oo saacadihii la soo dhaafay Ciidamada Danab ee Xoogga Dalka Soomaaliyeed ay ka fuliyeen nawaaxiga deegaanka Buulo-Xaaji ee...
Guddoomiye ku-xigeenka Labaad ee golaha Aqalka Sare ee BJFS Mudane Cabdullaahi Cali Xersi (Timacadde), Wasiiro ka tirsan Xukuumadda Federaalka Soomaaliya,ย ...
Guddoomiye Ku-xigeenka Labaad ee Aqalka Sare ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabduullaahi Cali Xersi (Timacadde), oo ay wehliyaan Wasiirada...
Waxaa magaalada Moqdisho ku soo gabagaboobay, Shirka Ka-Jawaabista Abaaraha iyo Amni-Darrada Cuntada dalka kadib dood iyo xog is-weydaarsi miro-dhal ah...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
ยฉ 2022 Radio Muqdisho
ยฉ 2022 Radio Muqdisho