Wasiirka Wasaaradda Hawlaha Guud, Dib u dhiska iyo Guriyeynta Xukuumada Federaalka Soomaaliya Cabdi Aadan Hoosow oo Shalay Soo-gaarey Magaala Madaxda...
Horjooge Ka tirsan Maleeshiyada Al-Shabab oo lagu Magacaabo Ibraahim Manuur Cusmaan ayaa isku soo dhiibey Maamulka Degmada Diinsoor ee Gobolka...
Dal walba oo Caalamka ka mid ah wuxuu leeyahay maalmo ku xardhan diiwaanka soo yaalkiisa taariikheed,kaasi xushmad iyo qadarin ku...
Mas’uuliyiin kala duwan oo ka hadlayay maalinta caruurta Afrika ayaa si weyn uga hadlay baahiyaha loo qabo in xilligan la...
Ciidamada Mareynkanka oo kaashaneynaya Dowladda Soomaaliya ayaa duqeyn ka dhan ah maleeshiyada Al-Shabaab 5-tii bishan Juune 2019 ka fuliyay agagaarka...
Wararka naga soo gaaraya deegaanka Bariire ee Gobalka Shabeellaha Hoose ayaa sheegaya in labo ka tirsan Maleeshiyaadka Argagixisada Al-Shabaab ay...
Haweenay lagu arkay calaamado “u eg kuwa lagu arko dadka qaba xanuunka Ebolaha” ayaa la karantiilay oo lagu dawaynayaa isbitaal...
Shir looga hadlayo dib u dhiska dalka ayaa maanta ka furmaya magaalada Garoowe ee xarunta Dowlad goboleedka Puntland, kaas oo...
Guddoomiye ku-xigeenka maamulka degmada Kismaayo ee dhanka maaliyadda Rashiid Cabdi Muduloow oo shir jaraa’id ku qabtay xafiiskiisa ayaa ka digay...
Xog-hayaha joogtada ah ee xafiiska Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya, Dr. Axmednuur Maxamed Cabdi, ayaa kulan la qaatay haweenka ka tirsan howl-wadeennada...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa lagu hor dhaariyay Guddoomiyaha cusub ee Maxkamadda Sare ee dalka, Garyaqaan...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta ka qaybgalay munaasabadda caleemo-saarka Hoggaanka la doortay ee Dowlad Goboleedka...
Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac), ayaa magaalada Dhuusamareeb ee caasimadda Dowlad Goboleedka Galmudug...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda JFS Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa magacaabay agaasime ku-xigeenka Xarunta Adeegyada Mideysan (Halmeel). Mudane Xamsa oo cuskanaya...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho