Tuesday, January 20, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

M/Jubbaland oo qabtay Kooxo Shacabka canshuur uga qaata waraaqo been abuur ah.

Liibaan Lugcad by Liibaan Lugcad
7 years ago
in Wararka
0
M/Jubbaland oo  qabtay Kooxo Shacabka canshuur uga qaata waraaqo been abuur ah.
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Guddoomiye ku-xigeenka maamulka degmada Kismaayo ee dhanka maaliyadda Rashiid Cabdi Muduloow  oo shir jaraa’id ku qabtay xafiiskiisa ayaa ka digay kooxo dadka rayidka ah canshuur uga qaata waraaqo been abuur ah oo aan maamulka ka soo bixin.

Guddoomiyaha ayaa shacabka degmada Kismaayo ugu baaqay in aysan bixin lacago aysan  ogeyn Hay’adaha maalyada maamulka oo uu sheegay in ay qaadanayaan dad iska dhigayo shaqaalaha canshuurta qaada ee maamulka iyaga oo isticmaalaya Rasiidyo ama waraaqo been abuur ah.

Related posts

Wasiirka Warfaafinta XFS oo kulan mira-dhal ah la yeeshay Ururka Dalxiiska Soomaaliya

Wasiirka Warfaafinta XFS oo kulan mira-dhal ah la yeeshay Ururka Dalxiiska Soomaaliya

January 20, 2026
Wasaaradda Arrimaha Dibadda XFS oo soo dhaweysay go’aanka Maxkamadda Racfaanka ee Bariga Afrika

Wasaaradda Arrimaha Dibadda XFS oo soo dhaweysay go’aanka Maxkamadda Racfaanka ee Bariga Afrika

January 20, 2026

Guddoomiyaha ayaa intaas ku daray in maamulku uu labo bilood ka hor joojisay qaadista canshuurta guryaha ee magalada Kismaayo, islamarkaana hadda aysan jirin canshuur ay ka qaadaan guryaha.

Dadka waraaqaha been abuur ah shacabka uga qaata canshuurta oo intooda badan gacanta maamulka ku jira ayuu sheegay Guddoomiyahu in sharciga la hor-geyndoono.

Previous Post

Xog-hayaha Joogtada Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha Oo Kulan La Qaatay Haweenka Ka Shaqeeya Xafiiska.

Next Post

Shir looga hadlayo dib u dhiska dalka oo Garoowe ka furmaya.

Next Post
Shir looga hadlayo dib u dhiska dalka oo Garoowe ka furmaya.

Shir looga hadlayo dib u dhiska dalka oo Garoowe ka furmaya.

Wasiirka Warfaafinta XFS oo kulan mira-dhal ah la yeeshay Ururka Dalxiiska Soomaaliya

Wasiirka Warfaafinta XFS oo kulan mira-dhal ah la yeeshay Ururka Dalxiiska Soomaaliya

January 20, 2026
0

Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Daa’uud Aweys Jaamac ayaa maanta kulan la yeeshay xubnaha Ururka...

Wasaaradda Arrimaha Dibadda XFS oo soo dhaweysay go’aanka Maxkamadda Racfaanka ee Bariga Afrika

Somalia Welcomes East African Court of Appeal Decision on EALA Representation

January 20, 2026
0

The Ministry of Foreign Affairs and International Cooperation of the Federal Republic of Somalia welcomes the decision of the East...

Wasaaradda Arrimaha Dibadda XFS oo soo dhaweysay go’aanka Maxkamadda Racfaanka ee Bariga Afrika

Wasaaradda Arrimaha Dibadda XFS oo soo dhaweysay go’aanka Maxkamadda Racfaanka ee Bariga Afrika

January 20, 2026
0

Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxay soo dhoweynaysaa go’aanka Maxkamadda Rafcaanka Bariga Afrika ee 19...

Wasiirka Amniga Gudaha XFS oo furay wajiga Labaad ee barnaamijka wadajirka Booliska ee (JPP II) .

Wasiirka Amniga Gudaha XFS oo furay wajiga Labaad ee barnaamijka wadajirka Booliska ee (JPP II) .

January 20, 2026
0

Wasiirka Amniga Gudaha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya, Jeneral Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil (Fartaag), ayaa maanta si rasmi ah u furay shir...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In