Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ugu hambalyeeyay dadka islaamka ah, gaar ahaan shacabka Soomaaliyeed bilashada bisha...
Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS) Mudane Xasan Cali Khayre, ayaa ummadda Soomaaliyeed ugu hambalyeeyay bilashada Bisha barakaysan ee Ramadaan...
Laamaha amniga ayaa gacanta ku dhigay gaari nooca Caasiga loo yaqaano oo waxyaabaha qarxa laga soo buuxiyay keddib markii ay...
Golaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta kulan ku yeeshay xarunta Golaha Golaha Aqalka sare. Kulanka...
Maxkamadda Rafcaanka Gobolka Banaadir ayaa maanta Go’aan kasoo saartay Dacwad loo heystay Saraakiil katirsan Dakadda Muqdisho iyo Ganacsade. Maxkamada...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa goor-dhow Magaalada Garoowe ka furay shirka Wadatashiga Dowladda Federaalka,Dowlad Goboleedyada dalka...
Ururka Al Shabaab ayaa dhibaato xoog leh ku haya dadka degan qeybo kamid ah Gobolada Galgaduud iyo Muduq. Dadka dagan...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo oo ka qayb gelaya Shirka Wadatashiga Qaran ayaa...
Kulanka guud ee Golaha Shacabka waxaa ugu horeyn lagu dhaariyay Xildhibaanada kala ah Nuur siidow Baaba, Cali Sheekh Cabdullaahi Cali...
Dowladda FS ayaa ku dhawaaqday in dalku galayo abaaro aad u daran sida saadaashu sheegeyso. Wasaaradda Gargaagarka iyo Maaraynta...
RADIO MUQDISHO:-Magaalada Gaalkacyo waxaa lagu qabtay munaasabad lagu xusayay 20-guurada ka soo wareegtay aas-aaska Galmudug, taas oo ku beegnayd 14-ka...
RADIO MUQDISHO:-Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA), oo kaashanaya saaxiibada caalamka, ayaa howlgal qorsheysan oo ka dhacay deegaanka Warciise,...
RADIO MUQDISHO:-Danjire Axmed Jaamac Cumar Safiirka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya u fadhin doonaa dalka Sudan ayaa noqday safiirkii ugu horeeyey ee...
Wasiirka Amniga Gudaha ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil (Fartaag), ayaa si rasmi ah u soo xiray tababarka...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho