Waa Kitaabkii Alle ee uu akhrisanayay Allaha u naxariistee Nabaddoon Ibraahim Cariif oo ay shalay galab masjid ku yaalla Xaafadda...
Safiirka Soomaaliya u fadhiya Midowga Yurub Danjire Cali Saciid Faqi ayaa shaaca ka qaaday in Dowladda Holland ay si rasmi...
Madaxweyanaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa galabta dib ugu soo laabtay dalka kaddib markii uu kasoo qeyb...
Guddoomiye ku xigeenka Cusub ee Maamulka & Maaliyada Gobolka Banaadir Mudane Ibraahim Cumar Mahad Alle (Ibraahim Dheere) ayaa shaqadiisa si...
Waxaa magaalada Jowhar ka socota munaasabadda furitaanka Dufcadii labaad ee Ciidanka Booliiska gaarka u ah maamulka Hir-Shabeelle oo gaaraya 200...
Wasiirka waxbarashada xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Cabdullaahi Goodaax barre ayaa maanta kormeer ku tagay inta badan goobaha uu ka dhacayo...
Axmed Muuse Nuur oo dhawaan madaxweynaha maamul goboleedka Puntland Siciid Cabdulaahi Deni u magacaabay Guddoomiyaha Gobolka Mudug ayaa sheegay in...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa soo gabagabeeyay booqashadii uu ku joogay dalka Koonfur Afrika. Madaxweynaha Jamhuuriyadda...
Hor-joogaha la dilay oo magaciisa lagu koobay Maxamed Nuur, ayaa la sheegay in uu ahaa Hogaamiyaha guud ee amniga maleeshiyada...
Xili khilaaf Ba'ani horay uga dhexeeyay Dowladda Qatar iyo Dowladaha kale ee Khaliijka Carabta ee uu Sucuudigu Hugaamiyo Ayaa Amiirka...
RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Axmed Macallin Fiqi, ayaa kulan heer sare ah la yeeshay Wasiirka Difaaca Shiinaha,...
RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulfitaax Qaasim Maxamuud, Wasiir Ku-Xigeenka Wasaaradda, Mudane Cabdiraxmaan Yuusuf...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, Isaga oo ka duulaya Dastuurka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Qodobka 161aad...
Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa ka qaybgalay Shir Heerkiisu...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho