Ciidamada amniga ayaa bur buriyay saldhig maleeshiyada Al-Shabaab ku lahaayeen Gobolka Shabeelaha hoose,halkaasi oo ay ka soo abaabuli jireen falal...
Raโiisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS), mudane Xasan Cali Khayre, ayaa maanta waxa uu xerada tababarka ciidanka xoogga dalka ee...
Horjooge sare oo ka tirsanaa maleeshiyada argagixisada ah ee Alshabaab iyo Waardiyihiisii gaarka ahaa ayaa isu soo dhiibay Ciidammada Xoogga...
Sida sunnada ah aadanuhu kama sinna hab fekerka,dhaqanka,aragtida iyo goโaan qaadashada,waxaana sidoo kale aysan isku si u aqoon waxyaabaha qaar,waana...
Isbedel ayaa lagu sameeyey qaab dhismeedka Ciidanka Xoogga Dalka, taasi oo loogu talo galay dar dar-gelinta howlaha Ciidanka Xoogga. waxaana...
Magaalada Baydhabo ee xarunta ku meel gaarka u ah dowlad goboleedka Koonfur Galbeed ayaa waxaa gaaray wafdi ka socda wasaaradda...
Kulan ay yeesheen Wasiirka Xanaanada Xoolaha, Dhirta iyo Daaqaย ee Xukuumadda Federalka.ย Soomaaliyaย Mudane Xuseen Maxamuud Sheekh Xuseen iyo Wasiirka...
Amniga caasimadda ayaa aad loo adkeeyay, si looga gaashaanto qaraxyada argagixisadu ay la beegsanayaan dadka rayidka ah. Ciidamo dheeriya...
Duqa Muqdisho ahna Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan (Eng. Yarisow) ayaa kulan la qaatay saraakiisha Ciidanka Ilaalada Deegaanka...
Magaalada Baydhabo ee xarunta ku meel gaarka u ah dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed ayaa waxaa gaaray wafdi ka socda Wasaaradda...
Raโiisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, oo ka qeyb-galay munaasabad ay ku qalinjabinayeen arday Soomaaliyeed oo...
Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Axmed Macallin Fiqi, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay wafdi saraakiil Turki ah oo uu hoggaaminayey...
Danjiraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee Kenya, Mudane Danjire Jabriil Ibrahim Cabdulle, ayaa maanta Xarunta Safaaradda Soomaaliya ee Nairobi, ku qaabilay...
Waxaa xalay magaalada Gaalkacyo lagu qabtay munaasabad lagu xusay Maalinta Caalamiga ah ee Nabadda Adduunka, oo ku beegan 21-ka Sebtembar...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
ยฉ 2022 Radio Muqdisho
ยฉ 2022 Radio Muqdisho