Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Cali Khayre, ayaa u hambalyeeyey Madaxweynaha cusub ee Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Mudane...
Kulan ay maanta Muqdisho ku yeesheen golaha wasiirrada oo uu guddoominayay ra’iisul wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya, mudane Xasan Cali Khayre,...
Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Mudane Maxamed Mursal Sheikh C/raxmaan ayaa wareegto uu caawa soo saaray ku sheegay in...
Kulanka Khamiislaha ah ee golaha wasiirrada xukuumadda federaalka Soomaaliya oo maanta uu guddoomiyay ra’iisul wasaare Xasan Cali Khayre ayaa lagu...
Tababarkani oo ku saabsan xoojinta xiriirka ka dhexeeya Hayadaha Dowladda Iyo bulshada inteeda kale Ayaa lagu qabtay magaalada Muqdisho,waxaana Lagu...
Duqa Muqdisho ahna Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan (Eng.Yarisow) oo weli ku guda jira booqashadii uu ku joogay...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo maanta ka qayb-galay xuska sannad guurada 75aad ee ka soo wareegtay...
Wasiirka Wasaaradda Dhallinyarda iyo Isboortiga Soomaaliya, Khadija Maxamed Diriye, ayaa Muqdisho kusoo dhaweysay Maanta, Wasiir ku xigeenka Wasaaraddda Isboortiga hidaha...
Waxaa Maanta oo ay Taariikhdu tahay 20 Dec 2018-ka, laga xusay Magaalada Baydhabo ee xarunta KMG maamulka Koofur galbeed, 75-guuradii...
Ciidanka Booliislka Soomaaliyeed munaasabad uu ugu dabaal dagayo Sanadguurada 75aad ee aas aaska Booliiska oo kubeegan maanta oo Taariikhdu tahay...
RADIO MUQDISHO:-Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe), ayaa shir guddoomiyey kulan ay...
RADIO MUQDISHO:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ahna Taliyaha Guud ee Ciidamada Qalabka Sida, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, oo ay wehliyaan Wasiirka...
RADIO MUQDISHO:- Sawirro: Waxaa si habsami leh u socota munaasabadda xuska sanad-guurada 66-aad ee aasaaska Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, taas...
RADIO MUQDISHO:-Madaxweynaha JFS, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa Wasaaradda Gaashaandhigga kaga qeyb galay xuska 66-aad ee sanad-guurada kasoo wareegtay aasaaska...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho