Dowladda Maraykanka waxa ay si xoogan u cambaareynaysa weerarrada argagaxiso ee 28-kii Febraayo ka dhacay Muqdisho. Waxaan amaanayna tallaabooyinka geesinimo...
Wasiirka Maaliyadda Soomaaliya Mudane Cabdiraxmaan Ducaale Beyle ayaa gaaray magaalada Kuwait City, halkaasi oo uu kaga qeyb geli doono Shirka...
Guddoomiyaha Golaha Shacabka eeJFS Mudane Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan ayaa marka hore guud ahaan shacabka Soomaaliyeed uga tacsiyadeeyay dadkii ku...
War qoraal ah oo ka soo baxay xafiiska Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobey Antonio Gutters ayaa lagu dhaleeceeyey weerarkii argagixisadu...
War ka soo baxay Mareykanka ayaa lagu faah faahiyay duqeymo xagga cirka ah oo lagu bartilmaameedsaday saldhigyo maleeshiyaadka Al-Shabaab ay...
Wafdi uu hoggaaminaayo Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee baarlamaanka Federaalka Jamhuuriyadda Soomalaiya Mudane Mohamed Mursal sheikh C/raxmaan ayaa gaaray Magaalada Camaan...
Madaxweynaha Dalka Suudaan Mudane Cumar Xasan Albashiir oo khadka taleefana kula soo xiriiray Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ka tacsiyeeyay...
Ra'isul wasaare Xasan Cali Khayre oo Warbaahinta Qaranka kala hadlay Shacabka Soomaaliyeed kadib markii uusoo kormeeray isbitaallada iyo goobtii argigixisadu...
Dawladda Soomaaliya ayaa ku taamaysa in la soo saaro shidaalka dalka marka la gaaro sanadka 2020-ka. Wasiirka Batrolka iyo...
Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo dalxiiska ee Xukuumadda Soomaaliya Mudane Daahir Maxamuud Geelle ayaa shir jaraa'id oo uu ku qabtay Muqdisho...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta ka qaybgalay munaasabadda caleemo-saarka Hoggaanka la doortay ee Dowlad Goboleedka...
Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac), ayaa magaalada Dhuusamareeb ee caasimadda Dowlad Goboleedka Galmudug...
Raโiisul Wasaaraha Xukuumadda JFS Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa magacaabay agaasime ku-xigeenka Xarunta Adeegyada Mideysan (Halmeel). Mudane Xamsa oo cuskanaya...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa xilka ka qaaday Guddoomiyihii Maxkamadda Sare ee dalka, Dr. Baashe Yuusuf...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
ยฉ 2022 Radio Muqdisho
ยฉ 2022 Radio Muqdisho