Xoogagga Suuriya ee Maraykanku uu taageero ayaa bilaabay wajigii ugu dambeeyey ee hawgalka ay ururka Daacish uga sifaynayaan goobihii ugu...
Wasiirka Maaliyadda ee xukuumadda Federaalka Soomaaliya C/raxmaan Ducaale Beyle, ayaa Maanta Xafiiskiisa ku qaabbilay wafdi ka socda Bankiga Adduunka. Shirkan...
Xoghayaha guud ee Jamciyadda Qaruumaha ka dhexeysa,Antonio Guterres , ayaa Shalay oo Arbaca ahayd si rasmi ah ugu Magacaabay Soomaaliya...
Waxaa la soo gabagabeeyey qabanqaabada toddobaadyada socotay ee loogu diyaar garoowayey Aaska Kofi Anan oo mid kamid diblomaasiyiinta loogu ixtiraam...
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa bogaadisay heshiiska rasmiga ah ee ay gaareen dhinacyadii isku hayay Suudaanta Koonfureed, kaddib shir aan caadi...
Magaalaada Muqdisho ayaa sanadkii afaraad waxa ay marti galisay Bandhiga caalamiga ah ee buugaagta Muqdish, waxaa ka qeyb galay aqoonyahano...
Guddiga Joogatada ah ee Golaha Aqalka Sare BFS ayaa Kulan ku yeeshay Xarunta Aqalka Sare ,waxaana shir guddomiyay Guddomiyaha Golaha...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo iyo Wafdi uu hoggaaminayo ayaa gaaray Magaalada Adis Ababa ee Dalka Itoobiya, iyadoo...
Ciidamada Amniga oo howlgal qorsheysan ka fuliyay Deegaanka Mubaarak ee Gobalka Shabeellaha Hoose ayaa ku dilay Xubin ka tirsan Argagixisada...
Ciidammada Xoogga Dalka Soomaaliya ayaa xalay ka hortagay weerar nabadiidka Al-shabaab ay ku qaadeen gudaha degmada Marka ee Gobalka Shabeellaha...
RADIO MUQDISHO(PAKISTAN):-Wasiirka Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-Heshiisiinta XFS Mudane Xildhibaan Cali Yuusuf Cali (Xoosh), iyo wafdi uu hoggaaminayo oo safar...
RADIO MUQDISHO:-Xildhibaannada Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa kulan rasmi ah ku yeeshay magaalada Muqdisho. Kulanka maanta ayaa...
RADIO MUQDISHO:-Ciidamada Kumaandooska Danab iyo kuwa Jubbaland ayaa sii wada howlgallo ballaaran oo ka dhan ah maleeshiyaadka Khawaarijta, kuwaas oo...
RADIO MUQDISHO:-Guddoomiyaha Maamulka Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho, Dr. Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab), ayaa Sabtida maanta ah dhagax-dhigay dhismaha...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho