Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa hambalyo u diray Madaxweynaha iyo Madaxweyne K/Xigeenka cusub ee Dowlad Goboleedka Puntland...
Guddoomiyaha Golaha Aqalka sare ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdi Xaashi Cabdullaahi oo ku hadlaya Magaca guud ee Golaha...
Guddoomiye kuxigeenka labaad ee Golaha Shacabka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Mahad Cabdalla Cawad ayaa Qoraal kasoo baxay Xafiiskiisa hambalyo ugu...
War qoraal ah oo ka soo baxay wasaaradda Arrimaha Gudaha oo Nuqul ka mid ah uu soo gaaray radio Muqdisho...
Barakacayaasha ku jira Xeryaha ku yaala Magaalo Xeebeedka qadiimigaa ee Hobyo ayaa iminka waxaa soo wajahday xaalado Bini’aadanimo oo aad...
Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Maxamed Cali ayaa maanta Xafiiskiisa kulan kula qaatay Wafdi ka socday Wasaaradda...
Si kor loogu qaado, howlaha canshuur qaadista oo saldhig u ah koror dakhliga gudahaa dalka ayaa wasiirka Maaliya Dowladda federaalka...
Ra’iisul wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kheyre ayaa u hambalyo u diray Madaxweynaha cusub ee Dowlad Gobaleedka Puntland...
Wasiiro iyo Xildhibaano katirsan Dowlada Federaalka Soomaaliya, Maamulka Gobolka Banaadir , Ururada Bulshada iyo Marti sharaf kale ayaa kasoo qeyb...
Saciid Cabdullaahi Deni Madaxweynaha cusub ee Puntland waxaa uu sannadkii 1966-dii ku dhashay magaalada Muqdisho ee Caasimadda Soomaaliya. Waxbarashadiisa...
Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, iyo Madaxa Hay’adda Cunnada Adduunka ee Qaramada Midoobay (WFP) Soomaaliya,...
Hoggaanka sare ee Xisbiga Qiimo Qaran ayaa si rasmi ah u shaaciyey go’aankiisa ku aaddan doorashada ku-celiska ah ee Galmudug,...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa kulan doceed barbar socday meertada 81-aad ee shir madaxeedka Golaha Guud...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa magaalada New York, kulan doceed miro-dhal ah kula yeeshay Kaaliyaha Xoghayaha...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho