R/wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre ayaa wasiirka cusub ee wasaaradda Howlaha Guud iyo dib u dhiska Dalka u...
Toddobaadkaan waxaan barnaamijka ku eegayna mashaariicda dib u dhiska adeegyada bulshada ee caasimada Soomaaliya ee Muqdisho
Mas'uuliyiintaan socdaalka ku maray deegaano badan ee dhaca Koonfurta Goblka Mudug ayaa waxaa hugaaminaayay Maayarka Gaalkacyo Xirsi Yuusuf Bare iyo...
Deegaanada ku teedsan gobolka Jubadda Dhexe ayaa la qorshaynayaa in ay ka dhacaan howlgalo ballaaran oo ay si wada jir...
Iyadoo xukuumadda Washington ay xayiraad ku soo sogtay saraakiil sar sare oo ka tirsan Pyongyang ayaa jawaab kulul waxaa ay...
Madaxweynaha dalka Suudaan Omar Hassan Al-Bashir ayaa noqday hoggaamiyihii ugu horeeyay ee booqda magaalada Dimishiq ee daka Suuriya tan iyo...
Maxkamada Gobolka Banaadir ayaa maanta dhageysatay dacwada loo heysto Muqtaar Mahad Daa’uud,kaasi oo dhowaan lagu soo eedeeyay inuu ku kacay...
Ra'iisul wasaare ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, mudane Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar) oo shir uga qayb galay dalka Jabuuri ayaa faahfaahin...
Howlgal ay iska kaashadeen Ciidamada Qaranka iyo saaxiibadooda Mareynkanka oo Ka dhacay Gobolka Shabeellaha hoose ayaa lagu dilay 25-maleeshiyo oo...
Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulfataax Qaasim Maxamuud, ayaa khudbad uu uga hadlayay horumarka Warbaahinta ka...
Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Soomaaliya, Cabdisalaam Cabdi Cali, iyo dhiggiisa dalka Masar, Badr Abdelatty, ayaa Talaadadii khadka taleefanka wada-hadal ku...
Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) ayaa xafiiskiisa kulan kula qaatay safiirka Boqortooyada...
Ra'iisul Wasaare Ku-Xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Saalax Axmed Jaamac ayaa qaabbilay Danjiraha cusub ee dalka Hindiya u soo magacowday...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho