Dowladda Soomaaliya ayaa ku wargalisay Xoghayaha Guud ee Q.M in Wakiilka Gaarka ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Arrimaha Soomaaliya Nicholas...
Shirka todobaadlaha ah ee Guddoomiyeyaasha 17ka degmo oo uu guddoominayey Duqa Muqdisho ahna Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cismaan...
Guddoomiyaha kumeel gaarka ah ee Golaha Wakiilada Puntland Yaasiin Xuseen Xaaji Jaamac ayaa magacaabay Guddigii ka shaqeyn lahaa qabsoomidda doorashada...
Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS), mudane Xasan Cali Khayre, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay xildhibaan Pekka Haavisto oo ka tirsan...
Duqa Muqdisho ahna Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan (Eng. Yarisow) ayaa Xafiiskiisa ku qaabilay Wasiirka Qorsheynt Xakuumadda Federaalka...
Shirkan looga hadlayay la tashiga Siyaasadda iyo Sharciga Waraabka Soomaaliya oo ay hormuud ka tahay wasaaradda Beeraha Soomaaliya ayaa Maanta...
Wasiirka Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta sare ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdulaahi Goodax Barre iyo Xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya...
Ciidamada difaaca Dalka Kenya ayaa sheegay in ay dileen 7-ka mid ah kooxda Al-Sabaab, isla markaana ay dhaawaceen tiro kale,...
Wasaaradda oo xiganaysa heshiisyada caalamiga ee ku salaysan xiriirka diblomaasiyadeed, waxa ay Dowladda Soomaaliya ku wargelisay Xoghayaha guud ee Q.M...
Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, iyo Madaxa Hay’adda Cunnada Adduunka ee Qaramada Midoobay (WFP) Soomaaliya,...
Hoggaanka sare ee Xisbiga Qiimo Qaran ayaa si rasmi ah u shaaciyey go’aankiisa ku aaddan doorashada ku-celiska ah ee Galmudug,...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa kulan doceed barbar socday meertada 81-aad ee shir madaxeedka Golaha Guud...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa magaalada New York, kulan doceed miro-dhal ah kula yeeshay Kaaliyaha Xoghayaha...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho