Saturday, October 3, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Guddoomiyaha maxkamadda darajada 1aad ee CQS oo ka warbixiyay kiisaskii la qaaday sanadkii tegay

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
8 years ago
in Wararka
0
Dhagar Qabayaal ka tirsan Al-Shabaab oo Xukun lagu riday+(Sawirro)
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Maxkamdda Ciidamda Qalabka Sida ayaa soo bandhigtey kiisaska ay qabatay sanadkii 2018-ka kaasoo la xiriira fal dambiyeedyada ay geystaan Argagixisada dalka ka dagaallanta.

 

Related posts

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qeybgalaya Madasha Al-Calamayn Forum

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qeybgalaya Madasha Al-Calamayn Forum

October 2, 2026
Wasaaradda Gaadiidka Badda Galmudug oo Hawlgal Kormeer iyo Ilaalin Badeed ka Samaysay Biyaha Galmudug

Wasaaradda Gaadiidka Badda Galmudug oo Hawlgal Kormeer iyo Ilaalin Badeed ka Samaysay Biyaha Galmudug

October 2, 2026

Guddoomiyaha Maxkamadda darajada 1aad ee ciidamada qalabka sida Gaashaanle Sare Xasan Cali Nuur Shuute oo u waramay Warbaahinta Qaranka ayaa sheegay in dacwadaha ay qaaday Maxkadda sanadkii tegay uu yahay 194, isagoo intaa ku daray in loo xiray 291 ruux oo isugu jirta Al-Shabaab iyo Daacish, isla markaana xukuno kala duwan lagu fuliyay.

“Maxkamadda sandkii 2018 waxaa la keenay galdacwadeedyo lala xiriirinayo argagixisada oo gaaraya 194, oo loo xiray 291 ruux oo lala xiriirinayo inay ka tirsanaayeen ururka Al-Shabaab iyo Daacish, maxkamadda kuwaasi xukuno kala duwan ayay ka soo saartay, qaar dambiyada ayaa lagu waayay, qaar xabsiyo dhaadheer ayay ku muteysteen hadba sida ay dambiyada ugu hor cadaadeen maxkamadda horteeda” ayuu yiri Gaashaanle Sare Xasan Cali Nuur.

Guddoomiyaha Maxkamadda Darajada 1aad ee ciidamada qalabka sida ayaa intaa ku daray “Waxaa sidoo kale kaalinta 2aad ahayd dambiyada lala xiriirinayo dilka, maxkamadda waxaa la keenay 94 gal dacwadeed oo la xiriirta in dil loo geystay shacab ama ciidan, kuwaasi oo ka kala dhacay gobollada ama magaalada Muqdisho, gal dacwadeedyadaas 94-ta ka kooban waxaa loo xiray 153 ruux qaar ciidanka ayay ka tirsanaayeen qaarna kooxaha argagixisada ayay ahaayeen go’aano ayaana ka soo baxay”.

Gaashaanle Sare Xasan Cali Nuur Shuute ayaa mar uu ka hadlayay is rasaaseynta ciidamada dhexdooda waxa uu ku jawaabay in arintaas go’aano adag laga soo saaray.

 

Previous Post

Sarkaal qori  Dhashiika ah ku dilay  qof rayid ah  oo la xukumay

Next Post

Maxkamadda Ciidanka Qalabka sida oo Xukuntay Sarkaal dilay qof shacab ah “SAWIRRO”

Next Post
Maxkamadda Ciidanka Qalabka sida oo Xukuntay Sarkaal dilay qof shacab ah “SAWIRRO”

Maxkamadda Ciidanka Qalabka sida oo Xukuntay Sarkaal dilay qof shacab ah "SAWIRRO"

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qeybgalaya Madasha Al-Calamayn Forum

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qeybgalaya Madasha Al-Calamayn Forum

October 2, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi ballaaran ayaa gaaray magaalada Al-Calamayn ee Jamhuuriyadda Carabta ee Masar....

Wasaaradda Gaadiidka Badda Galmudug oo Hawlgal Kormeer iyo Ilaalin Badeed ka Samaysay Biyaha Galmudug

Wasaaradda Gaadiidka Badda Galmudug oo Hawlgal Kormeer iyo Ilaalin Badeed ka Samaysay Biyaha Galmudug

October 2, 2026
0

Wasaaradda Dekedaha iyo Gaadiidka Badda Dowladda Galmudug, oo kaashanaysa Ciidanka Difaaca Badda iyo Ilaalada Xeebaha Soomaaliya, ayaa hawlgal kormeer iyo...

Danjiraha dalka Austria oo Booqasho ku timid xarunta Safaaradda Soomaaliya

Danjiraha dalka Austria oo Booqasho ku timid xarunta Safaaradda Soomaaliya

October 1, 2026
0

Danjiraha Jamhuuriyadda Austria u qaabilsan Kenya una magacaaban dalka Soomaaliya, Marwa Dr. Simone Knapp, ayaa booqasho ku timid Xarunta Safaaradda...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Tanzania

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Tanzania

October 1, 2026
0

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa gaaray Magaalada Arusha...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In