Aqoon is -weedaarsigan oo ku saabsanaa macluumaad kala qaadashada iyo ka doodida qaabka ugu wanaagsan ee looga shaqeyn karo ansixinta...
Xildhibaanadda Golaha Shacabka ayaa cod geliyay Miisaaniyadda Dowladda ee Sanadka 2019-ka taasoo cadadeedu ay dhantahay 344,192,685$ oo uu ka muuqdo koror dhan...
Kulanka oo ka qabsoomay Xafiiska Wasiirka Warfaafinta Soomaaliya ayaa looga hadlay xoojinta xiriirka Warbaahineed ee labada Dal, waxaana madaxda Wasaaradda...
Xildhibaanadda Golaha Shacabka oo maanta kulan ku yeeshay xarunta Golasha Shacabka ee Magaalada Muqdisho ayaa maanta ansixiyey xeerar kala duwan...
Xildhibaanada Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa cod aqlabiyad leh ugu codeeyay xeer hoosaadka Golaha Shacabka oo dib u...
Goobaha codbixinta ee tartanka doorashooyinka madaxtinimo iyo kan baarlamaan ee dalka Jamhuuriyadda Koongo ayaa maanta si rasmi ah uga furmay...
Ciidamada Kumaandooska Soomaaliya oo ay wehliyaan Ciidamo Mareykan ah ayaa Howlgal qorsheysan ka fuliyay gudaha degmada Jilib ee Gobolka Jubbada...
Agaasimaha Waaxda Jinsiyadda iyo madaxa xafiiska xiriirka wadamada Qaaradda Aasiya ee HSJ ayaa dalka Tunisia uga qeyb-galey aqoon isweydaarsi la...
Xildhibaanada Golaha Shacabka ee BFS ayaa maanta oo ah Axad Taariikhduna tahay 30/12/2018, kulan ku leh xarunta Golaha Shacabka. Ajendaha...
Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, iyo Madaxa Hay’adda Cunnada Adduunka ee Qaramada Midoobay (WFP) Soomaaliya,...
Hoggaanka sare ee Xisbiga Qiimo Qaran ayaa si rasmi ah u shaaciyey go’aankiisa ku aaddan doorashada ku-celiska ah ee Galmudug,...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa kulan doceed barbar socday meertada 81-aad ee shir madaxeedka Golaha Guud...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa magaalada New York, kulan doceed miro-dhal ah kula yeeshay Kaaliyaha Xoghayaha...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho