Duqa Muqdisho ahna Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan (Eng. Yarisow) ayaa u sameeyey Ciyaartooyda iyo Macalimiinta kooxda kubbadda...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa maanta xafiiskiisa waxaa ku booqday qaar ka mid ah carruurtii uu...
Wasiiro iyo Xildhibaanno ka tirsan labada Aqal ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa kulan la qaatay ciyaartoyda Soomaaliyeed ee ka timid dalka...
Kulanka Guddiga joogtada Golaha Aqalka Sare BFS ayaa waxaa shir gudoominayay guddoomiyaha golaha aqalka sare BFS Mudane Cabdi Xaashi Cabdullaahi,...
Wasiirka arrimaha gudaha, Federaalka iyo dib u heshiisiinta Xukuumadda Soomaaliya Mudane Cabdi Maxamed Sabriye iyo wafdi uu hoggaaminayo oo isugu...
Kulanka guud ee mudanayaasha golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxaa maanta looga hadlay hal ajende oo ahaa Warbixinta...
Madaxweynaha cusub ee Maamul Goboleedka Koofur Galbeed Soomaaliya Cabdiasiis Xasan Maxamed Lafta gareen oo aqbalay codsigii bulshada reer Bakool oo...
Axmed Maxamed Cumar "Leeddo" ayaa dhimashadiisii Tobadaad ka hor waxaa uu bartiisa Facebook soo dhigay Sawir uu ku soo dulquray...
Waxaa goor_dhow si rasmi ah u furmay kulanka 31-aad Kalfadhiga 4-aad ee Golaha Shacabka BJFS. Kulanka waxaa soo xaadiray 152...
Mudanayaasha Golaah Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta yeelanayo kulan kooda caadiga ahaa,si loo dardar-geliyo howlaha shaqo ee horyaala...
Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, iyo Madaxa Hay’adda Cunnada Adduunka ee Qaramada Midoobay (WFP) Soomaaliya,...
Hoggaanka sare ee Xisbiga Qiimo Qaran ayaa si rasmi ah u shaaciyey go’aankiisa ku aaddan doorashada ku-celiska ah ee Galmudug,...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa kulan doceed barbar socday meertada 81-aad ee shir madaxeedka Golaha Guud...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa magaalada New York, kulan doceed miro-dhal ah kula yeeshay Kaaliyaha Xoghayaha...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho