Quruxda iyo muuqaalada Badeena Soomaaliya ayaa ah mid kusoo jiidanaaya meel kastoo aad ka aragto xeebaha Dalka maadaama ay tahay...
Muqdisho, Sebtembar 26, 2018:Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa bogaadiyey dadaallada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ee uu hoggaamiyo...
Sida lagu caddeeyay war-saxaafadeed kasoo baxay bangiga adduunka, guddiga sare ee Bangiga (WBG) oo taageeray qorshaha bahwadaagga Soomaaliyeed (CPF) ee...
Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga Xukuumadda federaalka Soomaaliya mudane Xasan Cali Maxamed ayaa maanta ku Qaabilay Xafiiskiisa Xubno uu Hoggaaminayay Wakiilka Gaarka...
Shirkan oo socday laba-maalmood waxa Wasaaradda Arrimaha Gudaha Federaalka iyo dib-u-heshiisiinta Soomaaliya ay la tashi kala sameynaysa Maamulka iyo qeybaha...
Mashruucaan ayaa loogu talo galay in lagu dhiira geliyo haweenka ka ganacsada Dhuxusha si loo yareeyo ka ganacsiga dhuxusha oo...
Wasiirka Wasaaradda Awqaafta iyo Diinta Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Sheekh Nuur Maxamed Xasan iyo Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Mudane Cisman...
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa maanta booqday fariisimaha Ciidamada Jubbaland ee Gobolka Jubbada Hoose. Axmed...
Shirkan oo ah kii 73-aad ahna mid sanadla ah, waxaa Soomaaliya ku matalaya Wasiirka arrimaha dibadda Axmed Ciise Cawad...
Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya C/raxmaan Ducaale Beyle, ayaa Maanta Shir Guddoomiyay kulanka Billaha ah ee Guddiga Dhaqaalaha (FGC meeting)....
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo uu wehliyo Hoggaamiyaha Ku meel gaarka ah ee Dowlad Goboleedka Koonfur...
Wasiirka Dekedaha iyo Gaadiidka Badda, Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Cabdulqaadir Maxamed Nuur Jaamac, ayaa ku guuleystay kursiga Golaha Shacabka ee HOP#204,...
Soomaaliya ayaa maanta, markii ugu horreysay taariikhda, la wareegtay kursiga Golaha Nabadda iyo Amniga ee Midowga Afrika, tan iyo markii...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa qaabilay Guddoomiyaha Maamulka Degmada, ahna Duqa magaalada Baydhabo ee Xarunta Ku...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho