Taliyaha Hogaanka canshuuraha ee ciidanka booliska Jeneraal Cabdullaahi Xasan Bariise ayaa shaaca ka qaaday in eedeysanayaal kala duwan loo soo...
Akhristayaasheena sharafta leh waxaan halkan idinkugu soo gudbineynaa Barnaamijka Imaqashii iyo Imadaddaali oo ka mid ah Barnaamijyada ka baxa Radio...
Ciidamada Darawiishta Jubbaland iyo Ciidamada sida gaarka ah u tababaran ee Danab ayaa cagta mariyay labo aag oo ay Al-Shabaab...
Rag hubeysan ayaa Gudaha Jaamacadda Soomaaliya (UNISO) ku dhex dilay gabar ka mid ah ardayda dhigata Jaamacadda. Xilliga uu...
Wafdiga Golaha Aqalka sare ee ku sugan magaalada Kismaayo ee Xarunta Maamulka Jubbaland ayaa la kulmay Odayaasha dhaqanka iyo Ururka...
Ugu yaraan 44 Qof ayaa ku dhimatay, tiro intaa ka badanna waa lagu la’yahay markii ay Dooni rakaab sidday ku...
Masuuliyiinta Gobolka Waqooyi bari ee Dalka Kenya ayaa wada olole Hubeysan oo lagu abaabulayo Dhallinyarada degaannadaasi, si ay isaga difaacaan...
Wafiga Aqalka sare ee magaalada Baydhabo u jooga xal u helista is afgaranwaaga soo kala dhexgalay Dowladda Federaalka iyo Maamul...
https://www.youtube.com/watch?v=zBkccCapB3U
Muqdisho, September, 20, 2018:- Wasiirka waxbarashada hidaha iyo tacliinta sare ee xukuumadda Soomaaliya mudane Cabdulahi Goodax Barre, ayaa magaalada Nairobi...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo uu wehliyo Hoggaamiyaha Ku meel gaarka ah ee Dowlad Goboleedka Koonfur...
Wasiirka Dekedaha iyo Gaadiidka Badda, Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Cabdulqaadir Maxamed Nuur Jaamac, ayaa ku guuleystay kursiga Golaha Shacabka ee HOP#204,...
Soomaaliya ayaa maanta, markii ugu horreysay taariikhda, la wareegtay kursiga Golaha Nabadda iyo Amniga ee Midowga Afrika, tan iyo markii...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa qaabilay Guddoomiyaha Maamulka Degmada, ahna Duqa magaalada Baydhabo ee Xarunta Ku...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho