War-murtiyeedka heshiiska Dowladaha Ereteriya iyo Soomaaliya Iyada oo maanka lagu hayo xiriirka iyo saaxiibtinimada qotoda dheer ee labada shacab ee...
Madaxweynaha dalka Ereteriya Mudane Isaias Afwerki oo hadal ka jeedinayay munaasabad soo dhoweeyn ah oo madaxweyne Farmaajo iyo Wafdigiisa loogu...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo kormeeray goobo ay Dowladda Ereteriya ka fulisay mashaariic horumarineed ayaa sheegay...
Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuummadda Federaalka Soomaaliya Mudane Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar) ayaa sheegay in dardar-gelinta barnaamijka Wacyi-gelinta Cod-bixiyaha ay muujinayso...
adaxweynaha Dowladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa xalay casho sharf ugu sameeyay Hotelka AJJ PALACE ee Garowe Ra’iisul-wasaraha...
Shirkan oo qeyb ka ah wadatashiyada ay wadeen Guddiga madaxa bannaan ee Doorashooyinka Qaranka ee ku aadan Manhajka wacyigelinta iyo...
Mudane Madaxweyne Isaias Afwerki, Mudanayaal iyo Marwooyin Sharaf weyn bay aniga iyo waftigaygaba u tahay in aan soo gaarno caasimadda qurxoon...
Wasiirkii hore ee Wasaaradda Waxbarashada iyo Tacliinta sare ee Xukuumadda Soomaaliya Mudane C/raxmaan Daahir oo dhawaan uu xilkii ka qaaday...
Guddiga arrimaha Gudaha iyo Amniga ee Golaha Shacabka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta kullan looga hadlayay arrimaha amniga iyo xaaladda...
Mudane Madaxweyne Isaias Afwerki, Mudanayaal iyo Marwooyin, Sharaf weyn bay aniga iyo waftigaygaba u tahay in aan soo gaarno caasimadda...
Agaasimaha Guud ee Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA), Mudane Mahad Maxamed Salaad ayaa maalmihii la soo dhaafay kulamo muhiim...
Xubno ka socday Maamulka Safaaradda Soomaaliyaee Kenya ayaa ka qeybgalay xaflad isbarasho oo ay soo qabanqaabiyeen ardyda Soomaalida ee wax...
Guddoomiyaha Maxkamadda Ciidanka Qalabka Sida Mudane Xasan Cali Nuur Shuute ayaa Kulan looga hadlaayey sugidda amniga Magaalada Beydhabo la qaatay...
Xoghayaha 1aad ee Safaaradda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee dalka Kenya, Mudane Cabdullaahi Maxamed Siyaat, iyo Mardiya Abdi Mohamed oo kamid...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho