Shir ay ku yeesheen magaalada Newyorka Golaha Guud ee Jimciyadda Qurumaha ka dhexeysa ayay ku cambaareeyeen tacadiyada iyo gabood falka...
Wixii ka dambeeyey howlgalkii ballaarnaaa oo ciidanka Xooga Dalka ay ka fuliyeen dhawaan deegaanada dhaca Waqooyiga magaalo Xeebeedka Kismaayo ayaa...
Musaabad kooban oo lagu qabtay studio Radio Muqdisho ayaa waxaa lagu soo gabo gabeeyay tartan Cilmiyeedka Warbaahinta Qaranka oo ay...
Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii todobaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah looga daawanayo...
Guddoomiye Kuxigeenka Amniga iyo Siyaasadda Gobolka Benaadir Mudane Maxamed Cabdullaahi Tuulax ayaa gaarsiiyey Naafada Ciidanka Xoogga Dalka ee ku sugan...
Deeqdan dharka ah ee ay maanta Ururka Dhallinyarada Milk-way Community Center guddoonsiiyeen 40 carruur agoon ah iyo kuwa tabaaleysan isugu...
Madaxwaynaha Dawlad goboleedka Galmudug Mudane Axmed Ducaale Geelle Xaaf iyo Madaxa Golaha Wasiirada Sh Maxamed Shaakir, ayaa Maanta si wada...
Wasiirka Ganacsiga Xukuumadda federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdi Xayir (Maareeye), ayaa wareegto uu soo saaray ku mamnuucay in ganacsatada ay...
Muqdisho (SONNA), Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre, ayaa Dawladda Jabuuti uga mahaceliyay sida ay mar waliba...
Taliyaha ciidanka xoogga dalka Janaraal Cabdiweli Jaamac Gorod iyo Saraakiil ka tirsan taliska ayaa maanta gaaray Magalada Kismaayo ee Xarunta KMG ee...
RADIO MUQDISHO:-Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxay soo dhoweynaysaa bayaanka wadajirka ah ee ay...
RADIO MUQDISHO:-Wasiirrada Arrimaha Dibadda ee dalal badan oo Islaami ah ayaa si adag u cambaareeyay tallaabada ay maamulka Somaliland ku...
RADIO MUQDISHO:-Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa si kumeel gaar ah u hakisay in Dalka Masar loogu safro oggolaanshaha safar ee loo...
Safaaradda Soomaaliya ee Shiinaha ayaa sanadkaan si heer sare ah u soo agaasintay xuska Maalinta Afrika (African Day), oo lagu...

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho